Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 434
Post

Somalia president rallies leaders to unite in fight against Al-Shabaab

Somali President Hassan Sheikh Mohamud has gathered federal state leaders in the capital Mogadishu in an effort to re-establish unity in the fight against Al-Shabaab militants and also address mounting concerns of uncertainty over term limits for the leaders. At Villa Somalia, the state house in Mogadishu, the leaders of the Federal Government of Somalia...

Post

Shil khasaaro geystay oo ka dhacey magaalada caasimadda ah ee Muqdisho

Muqdisho (WDN)- Gaari nooca xamuulka oo soo farriin goostay, ayaa ku burburiyey gaadiid iyo mootooyinka loo yaqaan Bajaajka wadada 21-ka Noofembar ee degmada Warta Nabadda ( Ex Wardhiigley ). Halkaasi oo waxyeelo isugu jirta dhimasho iyo dhaawac uu ugu geystay dad rayid ah oo saarnaa gawaarida uu jiidhay. Gabar ardayad ahayd oo saarnayd mooto Bajaaj...

Post

Diyaarad ay leedahay Ethiopian Airline oo shil ku gashay garoonka dayaaradaha Aadan Cadde

Muqdisho (WDN)- Wararka aanu ka helayno ilo ku sugan garoonka dayaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacey shil dayaaradeed waxaana la arkayey qiiqa dayaarad dab uu ka kacey, laga leeyahay Ethiopian Airlines. Wararka ayaa intaasi ku daraya in dayaaradda shilku qabsadey ee Ethiopian Airlines, uu dhacey kadib markii mid...

Post

Profit-making idea: Milk powder production in Ethiopia

There are unexploited opportunities for producing milk powder and UHT milk in Ethiopia, according to a report from Manufacturing Africa, a UK government-funded programme supporting investment in the manufacturing sector. The country currently imports US$15-25 million in dairy products a year, with 80% of that being milk powder and condensed milk. Whey, a liquid byproduct of cheese...

Post

Ethiopian federal government delegation heads to Tigray

ADDIS ABABA, (Reuters) – A delegation from the Ethiopian federal government is on its way to the northern region of Tigray to oversee the implementation of last month’s peace agreement, the government communication service said on Monday. This is the first high-level federal delegation that has travelled to Tigray in two years, the government said....

Post

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo si rasmiga Muqdisho uga furmay

Muqdisho (WDN)-  Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga ee Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay xarunta madaxtooyada Villa-Soomaaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirkaa, iyada oo arimaha shirka lagaga hadli doona ay ka mid yihiin federaaleynta, garsoorka iyo asteynta awoodaha heer federaal...

Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho oo Agendayaal Xasaasi ahi horyaalaan
Post

Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho oo Agendayaal Xasaasi ahi horyaalaan

Muqdisho (WDN) – Qabanqaabada shirka Madasha Wadatashiga Qaran, ayaa waxa ay ka socotaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, ayadoo ajandayaal xasaasi ahi miiska saaranyihiin oo hogaamiyaasha dawladda federaalka iyo kuwa dawlad goboleedyada ay ka wada xaajoon doonaan. Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Hir Shabeelle Cali Guudlaawe, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen iyo GalMudug Cabdi Xasan Qoorqoor ayaa...

Post

Iranian Fishermen Taken Hostage by Al-Shabaab Released after 8 Years

TEHRAN (Tasnim) – Fourteen Iranian fishermen were released after being held captive by the al-Shabaab terrorist group in Somalia for eight years. Following intensive diplomatic efforts, the 14 Iranian fishermen were released after nearly 8 years of captivation by the terrorist group. The Iranian foreign ministry announced on Saturday that it had successfully negotiated the...

Post

Walaac ka jira xiisadda siyaasaddeed  ee ka jirta Baydhabo

Muqdisho (WDN)- Xiisad siyaasaddeed oo soo kala dhexgashay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiin mucaarad ku ah, ayaa dhalisay walaac laga qabo in dagaalkaasi sii kordho. Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku baaqay in xiisadda ka taagan magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ee dhextaala maamulka halkaasi ka...

Post

Dawladda federaalka oo ku eedeysay saraakiisha ciidamada soo gudbinta gaadiidka qaraxyada ka fuliya Muqdisho

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa eedeyn kulul dusha kaga tuurey saraakiil ka tirsan ciidamada Amaanka. Madaxweyne Xasan ayaa ku eedeeyey in ay fududeeyaan soo gelida magaalada Muqdisho gaadiida ay Al-shabaab kasoo buuxiyaan walxaha qarxa, ee lala beegsado meheradaha shacabka iyo xarumaha dawladda dhibaatadana ugu badanna ay kasoo gaarto dadka rayidka....