Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 432
Somalia militants kill six in raid on village they recently lost
Post

Somalia militants kill six in raid on village they recently lost

MOGADISHU, (Reuters) – Islamist militants from al Shabaab killed at least six people on Friday while raiding a village in central Somalia that they were pushed out of last week, a government-allied militia said. Somalia’s government and allied clan militias have forced the militants from large swathes of territory since launching a major offensive last...

A Verbatim Transcript of the words of an Alshabaab Wife
Post

A Verbatim Transcript of the words of an Alshabaab Wife

By Aweys Omar Mohamoud Phd A video has recently emerged of a woman said to be the wife of Mahad Karate, the notorious al-Shabaab militia leader accused of playing a key role in suicide attacks and assassinations in Somalia and other countries in the region. In the video, the woman is apparently answering questions being...

Post

Xasan Sheekh oo sheegay in mashaariicda horumarineed ee dalka lagu salgooyo baahiyaha

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir uddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa farey xukuumadda in mashaariicda dalka laga fulinayo lagu salgooyo baahiyaha bulshada qabto ee dalka jira. Madaxweynaha ayaa sidoo kale xubnaha golaha wasiiradda farey in ay yareeyaan shirarka dibedda dalka lagu qabanayo, taa badalkeedana gudana dalka...

Somalia, UAE strike security deal in push to mend fences
Post

Somalia, UAE strike security deal in push to mend fences

MOGADISHU– Somalia and the UAE have signed an agreement to bolster military and security ties, along with cooperation in anti-terrorism efforts, as the two countries work to improve strained relations. The deal was inked on Wednesday evening in Abu Dhabi by Somali Defense Minister Abdulkadir Mohamed Nur and his counterpart Mohammed bin Ahmed al-Bowardi. The...

Post

Xukuumadda Soomaaliya oo guddi u saartey ka qaadista xayiraadda hubka

Muqdisho (WDN)- Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay shir aan caadi ahayn oo uu shir gudoomiyey Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre, kaasi looga hadlayey hawlgalada ka dhanka ah kooxda argagixisada ah ee Alshabaab iyo sidii dalka looga qaadi lahaa xayiraadda hubka ee saaran. Golaha Wasiirada ayaa magacaabay guddi ka shaqayn...

Post

Wararkii ugu danbeeyey qaraxyo ka dhacey Maxaas oo ay Alshabaab masuuliyaddeeda sheegatey

Muqdisho (WDN)- Kooxda Alshabaab ayaa maanta weeraro qaraxyo ay u adeegsadeen baabuur, ku qaaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kuwaasi oo sababey khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaarey askar ka tirsan dawladda federaalka, maleeshiyaadka deegaanka iyo dad rayid ah oo goobaha qaraxyada ka dhawaaa. Qaraxyada ayaa lala beegsadey laba guri oo degmada Maxaas...

RW Xamse oo magacaabay guddi KMG ah oo maamula doorashooyinka kuraasta ka banaan baarlamaanka 11aad
Post

RW Xamse oo magacaabay guddi KMG ah oo maamula doorashooyinka kuraasta ka banaan baarlamaanka 11aad

Muqdisho (WDN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka bannaan golaha shacabka baarlamaanka 11aad. Gudugaas oo ka shaqayn doonna qabashada doorasho la isla ogolyahay si waafaqsan shuruucda dalka u taalla. Wareegto kasoo baxdey xafiiska RW Xamse ayaa lagu yiri “Raisalwasaaraha dalka  markuu arkay qodobada...

Xasan Sheekh oo ciidamada Ereteriya dhawaan laga keenay ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan  dagaalka lagula jiro Alshabaab
Post

Xasan Sheekh oo ciidamada Ereteriya dhawaan laga keenay ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan dagaalka lagula jiro Alshabaab

Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho ku booqdey ciidamada xoogga dalka ee tababarka kusoo qaatay wadanka Ereteriya. Waxa uuna ku wargeliyey in qarankii mudada dhawrka sano ah ay usoo tababaranayeen uu maanta uga baahanyahay in ay ka difaacaan argagixisada Alshabaab. Madaxweyne Xasan ayaa...