Muqdisho (WDN)- Tiro hoobiyeyaal ah ayaa goor dhawayd lagu garaacey qeybo ka mid ah degmooyinka Warta Nabadda, Hawlwadaag iyo Xamarweyne. Jugta hoobiyaashaas aya laga wada maqlay inta badan degmooyinka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Wararka naga soo gaadhaya ayaa sheegaya inuu jiro khasaaro naf iyo meelba leh oo weerarkani geystay. Goobaha la beegsadey ayaa waxaa...
Author: WDN
A Somali’s Memory of Dirdhabe: Would PP Destroy it?
By Faisal A. Roble Back in 1972, in the early morning hours of a foggy day, I saw for the first time the second largest city in Ethiopia. Soon after the lorry I was riding on cleared its way out of the snake shaped chain mountain range of Dangago did I catch sight of the...
Alshabaab oo sheegatey masuuliyadda weerar lagu dilay taliye xigeenka Komaandooska Soomaaliya iyo askar kale
Muqdisho (WDN)- Qoraal kooxda argagaxisada Alshabaab ay soo dhigtey Baraha Bulshada, ayey ku sheegtey in weerarkii saaka ku qaadeen xerada ciidamada Komaandooska Soomaaliya ee deegaanka Galcad oo qiyaas ahaan caasimadda Muqdisho u jira 375 km, kana tirsan gobolka Galgaduud oo ku bilowday qaraxyo loo adeegsadey 2 gaari oo walxaha qarxa laga soo buuxiyey. Kaasi oo...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaabiga u saaran degmada Ceelbuur ee Xudinta Alshabaab
Muqdisho (WDN)- Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, ayaa sheegaya in ciidamada dawladdu ay wadaan abaabulkii ugu danbeeyey ee ay ku doonayaan in ay kula wareegaan Ceelbuur oo ah magaalada ugu muhiimsan ee kooxda Alshabaab ay gacanta ku hayso. Sarkaal sare oo ka tirsan milatariga Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi Caraaye...
Rift Valley lakes are rising, putting thousands at risk – we now know why
The East African Rift Valley sits between the Afar Triangle in Ethiopia and Mozambique. Within it lie a series of freshwater and alkaline lakes organised like a string of pearls. The Kenyan lakes in the Rift have witnessed significant water level increases. Recent increases in lake areas range from 21% for Lake Naivasha to 123%...
Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe oo kulamo la qaatay hoggaanka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiinta Mucaaradka
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe), ayaa kulan wada jir ah la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed iyo siyaasiyiinta ka aragtida duwan maamulka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha iyo gudoomiyaha ayaa si wada jir ah u...
Remembering Scholars of Islam Executed in 1975
Prof. Abdurahman Abdullahi (Baadiyow) Forty-eight years ago, on January 23, 1975, the Somali people were shocked after the military regime executed 10 eminent scholars of Islam. These scholars peacefully protested the violation of Islamic law in the promulgated secular family law. Although Somalia had gone through many tragic events and mass human rights violations during...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baydhabo gaaray isla markaana daah furaya shirweynaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Md.Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Halkaasi oo la filayo inuu furo shirweynaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Shaati Gaduud ku soo dhaweeyay madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur...
Ciidanka dawladda oo la wareegay gacan ku haynta deegaanka Galcad ee Galgaduud
Muqdisho (WDN)- Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada Xoogga Dalka oo gacan ka helaya ciidamada deegaanka ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud. Halkaasi oo Alshabaab in muddo ah ka arrimanayeen. Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda FS Md. Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay awood u la’dahay in ay...
Hypocrisy on the Risch-er Scale
By Mohammed Yuusuf Early in the morning of the 24th of February 2022, Russia launched a full scale invasion of Ukraine. It was long expected despite the Russian denials. It didn’t take long for Western leaders to condemn Putin for his actions and to impose severe sanctions that prepared for this eventuality. On the same...





