Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Md.Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Halkaasi oo la filayo inuu furo shirweynaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Shaati Gaduud ku soo dhaweeyay madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur...
Author: WDN
Ciidanka dawladda oo la wareegay gacan ku haynta deegaanka Galcad ee Galgaduud
Muqdisho (WDN)- Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada Xoogga Dalka oo gacan ka helaya ciidamada deegaanka ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud. Halkaasi oo Alshabaab in muddo ah ka arrimanayeen. Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda FS Md. Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay awood u la’dahay in ay...
Hypocrisy on the Risch-er Scale
By Mohammed Yuusuf Early in the morning of the 24th of February 2022, Russia launched a full scale invasion of Ukraine. It was long expected despite the Russian denials. It didn’t take long for Western leaders to condemn Putin for his actions and to impose severe sanctions that prepared for this eventuality. On the same...
Mar kale: Dooxada Marar iyo Damaca Oromada
W/Q: Xil. Maxamed Ibraahim Hordhac MARAR waa dooxo iyo degaan Alle baad iyo biyoba ku mannaystay, oo ku taal goob 25 km xagga galbeed ka xigta magaalada Jigjiga kana tirsan degmada Tulli-Guuleed. Waxa Dooxadan ka qodan 57 ceel-biyood oo shacabka degaanku biyaha ka cabbaan xilliga Jiilaalka. Waxana hareeraheeda deggen bulsho lagu qiyaaso ilaa 30,000 qoys...
United States Combined Joint Task Force – Horn of Africa Visit to Berbera
Press ReleaseUS Embasy, Mogadishu, Somalia On January13, U.S. Combined Joint Task Force – Horn of Africa (CJTF-HOA) personnel conducted a site survey visit to the port of Berbera. The visit comes in advance of the U.S.-led multinational military training exercise Justified Accord scheduled for February 2023. Justified Accord is designed to increase multinational cooperation in...
Amhara forces withdraw from parts of Ethiopia’s Tigray region, army says
ADDIS ABABA, (Reuters) – Ethiopia’s army said forces from the Amhara region, who fought in support of the federal government during the two-year war in neighbouring Tigray, have withdrawn from a major Tigray city in line with an African Union-backed ceasefire. However, a humanitarian worker in the city of Shire said Amhara forces were still...
Top commander of Daesh/ISIS terror group killed in Somalia’s Puntland
MOGADISHU, Somalia– A senior commander of the Daesh/ISIS terrorist group was killed in a clash with security forces in Somalia’s semiautonomous Puntland region, authorities said on Friday. Abu-Albara al-Amani was killed as forces repulsed a Daesh/ISIS attack on a military base in Puntland’s Bari region late on Thursday, according to a police statement. He was...
Dawladda Masar oo deeqaha waxbarashada Soomaaliya kordhinaysa qeybna ka qaadanaysa horumarinta tayada macalimiinta
Muqdisho (WDN)- Heshiis ayay maanta ku kala saxiixdeen magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar, Wasaaraddaha Waxbarashada ee Soomaaliya iyo Masar. Heshiiskaas oo dhigaya in deeqaha waxbarashada dawladda Masar ay Soomaaliya u fidiso in la kordhiyo, islmarkaana qeyb ka qaadato horumarinta tayada macalimiinta Soomaaliya. Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee DF Soomaaliya Md. Faarax Sheekh...
Xasan Sheekh oo daahfurey shirka sanadlaha ah ee Garsoorka kana hadlay khilaafka Puntland
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta daah furay shirka sannadlaha ah ee Garsoorka dalka. Madaxweyne Xasan ayaa halkaasi ka jeediyey hadal u badnaa mudnaanta dawladiisu siinayso garsoorka iyo horumarintiisa iyo sida garsoorka qeyb uga qaadan karo xasilinta dalka. Md. Xasan ayaa tilmaamay in dawladda Federaalka ay qaadday tallaabooyin muhiim u...
We will act independently, Somalia’s Puntland says
Somalia’s semi-autonomous Puntland State has announced plans to conduct its own affairs as an independent government until the Constitution is completed and a referendum held. In a statement released on Monday, the Federal Member State in northeastern Somalia, however, emphasised that it will continue being part of the state-building process in Somalia including the completion of...







