Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: khasaaro ka dhashay Israsaaseen dhexmartay ciidamo galbinayay aroos iyo ciidamada ammaanka degmada dharkeynlay, DF Soomaaliya oo casuumaad rasmi ah u dirtay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada dalka, iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer:
Category: Radio Wardheer
Kheyre oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalka:Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo si kulul uga hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalka marayo iyo dhaliilaha loo jeedinayo xukuumaddiisa iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Shirkii ka socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa la sheegay in uu soo dhamaaday oo ay qodobo ku heshiiyeen Madaxdii ka qeyb galeysay shirkaasi iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegyso warka Raadiyo Wardheer
Heshiis hordhac ah oo Kismaayo ay ku gaareen madaxda Maamul Gobolleedyada
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Heshiis hordhac ah oo Kismaayo ay ku gaareen madaxda Maamul Gobolleedyada, Guddoomiye Kuxigeenka 2-aad Ee Baarlamaanka Galmudug oo sheegay inuu ka badbaaday isku-day dil iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Shirkii Wadatashiga Maamul Goboleedyada oo Xalay Ka Furmay Kismaayo
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Shirka wadatashiga ee u dhaxeeya Maamul goboleedyada ooxalay ka furmay guriga martida ee magaalada Kismaayo iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Shirkii Maamul Goboleedyada ee Kismaayo oo dibudhac ku yimid
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Shirkii Kismaayo maanta uga furmi lahaa Maamul Goboleedyada oo dibudhac ku yimid ka dib markii ay halkaasi gaari wayeen qaar ka mid ah madaxda maamulda xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Ammaanka magaalada Kismaayo oo aad loo adkeeyay
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ammaanka magaalada Kismaayo ee xarrunta gobolka Jubbada Hoose oo saakay si weyn loo adkeeyay iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Safiirkii Maraykanka u qaabilsanaa Soomaaliya Stephen Schwartz oo la sheegay inuu shaqada ka tagayo
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Shirka Maamul Goboleedyada ee Kismaayo ka furmi doona maalinta Axadda, Safiirkii Maraykanka u qaabilsanaa Soomaaliya Stephen Schwartz oo is casilaya iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Ciidamada ammaanka oo howl galo ka sameeyay gobolka Banaadir
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ciidamada ammaanka ooa xalay howl gallo dad badan lagu qabtay ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Warta Nabada ee gobolka Banaadir iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Gudoomiye xigeenka maxkamadda sare ee Galmudug oo ka soo horjeestay go’aankii gudoomiyaha
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Kooxo bastoolado ku hubeysan oo fiidnimadii xalay toogsho ku dilay hal qof oo shacab ah, waxaa kaloo weerarkaas ku dhaawacmay Taliye ku xigeenka Saldhigga Baalade ee magaalada Boosaaso Laba-xidigle Cabdiraxmaan Barre Saalax iyo nin shacab ah iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka...
