Gudoomiye xigeenka maxkamadda sare ee Galmudug oo ka soo horjeestay go’aankii gudoomiyaha

Gudoomiye xigeenka maxkamadda sare ee Galmudug oo ka soo horjeestay go’aankii gudoomiyaha

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Kooxo bastoolado ku hubeysan oo fiidnimadii  xalay toogsho ku dilay hal qof oo shacab ah, waxaa kaloo weerarkaas ku dhaawacmay Taliye ku xigeenka Saldhigga Baalade ee magaalada Boosaaso Laba-xidigle Cabdiraxmaan Barre Saalax iyo nin shacab ah iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer: