Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Al-Shabaab oo weerar madaafiic ah ku qaaday saldhig ciidamada Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Buulo Gaduud oo qiyaastii 30KM dhanka Waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Category: Radio Wardheer
Taliyaha Ciiddanka Nabadsugidda Soomaaliya oo eedeyn u jeediyay beesha caalamka
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah:Taliyaha ciidamada Nabadsugidda Qaranka Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku eedeeyay waddamada caalamka inaysan siin aqbaaraadka ay hay’adda nabadsugida uga baahan yihiin iyo Warar kale, Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Al Shabaab oo Weerar ku Qaaday Fariisin ay Afgooye ku Lahaayeen Ciiddamada Dawladdu
WWararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wararka ka imaanaya degmada Afgooye oo sheegaya in Al Shabaab ay xalay weerar ku qaadeen fariisin ciiddamada dowladda ku lahaayeen halkaasi iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Farmaajo oo safar deg deg ah ku tagaya dalalka deriska: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardhee ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Farmaajo oo safar deg deg ah ku tagaya dalalka deriska iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Shaqsiyaad la Sheegay inay ka Dambeeyeen Qaraxii Isgooska Zoobe ee Magaalada Muqdisho oo Gacanta lagu Dhigay
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Amniga Soomaaliya oo sheegay in howlgal ay sameeyeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay gacanta ku soo dhigeen Shaqsiyaad la Sheegay inay ka dambeeyeen qaraxii dadka Shacabka ahaa lagu xasuuqay ee Isgooska Zoobe ee magaalada Muqdisho iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso...
Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Muqdisho oo la geeyay Suudaan oo laga soo deyriyay
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Muqdisho oo la geeyay Suudaan oo laga soo deyriyay iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Askari ka tirsanaa Jiray Ciidaanka Dowladda oo la sheegay in uu fuliyay Qaraxii Zoobe: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Askari ka tirsanaa Jiray Ciidaanka Dowladda oo la sheegay in uu fuliyay Qaraxii Zoobe. Dibadbaxyo lagu wado in ay ka dhacaan qeyba badan oo ka mid ah Soomaaliya maanta iyo warar kale.adlan Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Dad nool ama kuwa dhintay ayaa wali laga baadi goobayaa dhismiyaashii ku bur buray qaraxa: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dad nool ama kuwa dhintay ayaa wali laga baadi goobayaa dhismiyaashii ku bur buray qaraxii lagu dhamaaday ee ka dhacay Isgoyska Zoobe iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warak Raadiyo Wardheer:
Maydad Tiro badan oo Laga Soosaaray Goobtii Qaraxu Ka Dhacay
Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Meydad hor leh oo laga soosaaray goobtii qaraxa uu ka dhacay iyo dad wali weysan dadkoodii oo ay ku tuhmayaan in ay halkaasi joogeen iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Deegaanka Bariire oo ay Al Shabaab mar kale la wareegtay: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka maid ah: Dadkii ku haray Deegaanka Bariire oo isaga bara kacay iyo Al Shabaab oo mar kale la wareegay ka dib markii ay baxeen ciidanka Dowlada Soomaaliya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyos warka Raadiyo Wardheer:
