Shaqsiyaad la Sheegay inay ka Dambeeyeen Qaraxii Isgooska Zoobe ee Magaalada Muqdisho oo Gacanta lagu Dhigay

Shaqsiyaad la Sheegay inay ka Dambeeyeen Qaraxii  Isgooska Zoobe ee Magaalada Muqdisho oo Gacanta lagu Dhigay

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Amniga Soomaaliya oo  sheegay in howlgal ay sameeyeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay gacanta ku soo dhigeen Shaqsiyaad la Sheegay inay ka dambeeyeen qaraxii dadka Shacabka ahaa  lagu xasuuqay ee Isgooska Zoobe ee magaalada Muqdisho iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.