Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka maid ah: Dadkii ku haray Deegaanka Bariire oo isaga bara kacay iyo Al Shabaab oo mar kale la wareegay ka dib markii ay baxeen ciidanka Dowlada Soomaaliya iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyos warka Raadiyo Wardheer:
