Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Shirkii ka socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa la sheegay in uu soo dhamaaday oo ay qodobo ku heshiiyeen Madaxdii ka qeyb galeysay shirkaasi iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegyso warka Raadiyo Wardheer
