Category: RaadRaac

Home » RaadRaac
Raadraac: Dhalashadii Dawladdii Soomaaliyeed
Post

Raadraac: Dhalashadii Dawladdii Soomaaliyeed

Barnaamijkeenna Raadraac waxaan ku soo qaadanaynaa qaybtii 2aad ee xogwareysigii uu Cabdilaahi Cawad Ciga la yeeshay qoraaga Siciid jaamac Xuseen. Siciid waxa uu qaybtan kaga hadlayaa dhalashadii dawladdii Soomaaliyeed ee rayidka ahayd ee muddada sagaalka sanno ah dalka ka talinaysay. Haddaba barnaamijka hoos ka dhegeyso.

Raadraac: Soddon Sano Ka Dib Maxaa Lagu Xasuusan Doonaa Dawladdii Kacaanka?
Post

Raadraac: Soddon Sano Ka Dib Maxaa Lagu Xasuusan Doonaa Dawladdii Kacaanka?

Barnaamijka Raadraac waxaan ku soo qaadan doonaa iyadoo hadda laga joogo 30 sanno xilligii ay burburtay xukuumaddii Kacaanka, guud ahaanba xaaladdii waddanku ku sugnaa muddadii ay xilka hayasay iyo sababihii burburka keenay. Waxaa arrimaas ku falanqayn doona barnaamijka Qoraaga Siciid Jaamac Xuseen, waxaana iskudubbariday idinlana socodsiin doona Khaliil Cabdiraxmaan Xasan ee dhgeysi wacan.

Post

RaadRaac: Waraysi Jibriil Ibraahim Cabdulle

RaadRaac: Barnaamijka RaadRaac waxaanu ku waraysanaynaa Md. Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ah madaxa Rugta Cilmi  Baarista Arimaha Bulshada iyo Wadatashiga  (Center for Research and Dialogue). Jibriil ayaa lagu wadaa in uu ka mid noqdo dadka u tartamaya Madaxtinimada Soomaaliya la filayo in ay ka dhacdo Soomaaliya dabayaaqadda sanadkan 2016. Waxaa waraysigan qaaday Maxamed Nuur Amiin: Fadlan hoos...

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Aan La Yeelanay Boodhari Maxamed Warsame
Post

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Aan La Yeelanay Boodhari Maxamed Warsame

Barnaamijkeena Raadraac ee maanta waxaan ku soo qaadanaynaa xogwareysi gaar ah oo aan la yeelanay qoraaga Boodhari Maxamed Warsame oo si gaara isugutaxaluujiya tarjumaada qoraalalada taariikhiga ah ee Soomaalida ku saabsan. Barnaamijka waxaa soosaaray idinlana socodsiinaya Khaliil Cabdiraxmaan. Hoos ka dhegeyso barnaamijka Raadraac  

Post

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Ra’iisal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Md. Cabdiweli Sheekh Axmed

Barnaamikja Raadraac ee maanta waxaa noogu marti ah Ra’iisal wasaarihii hore ee Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdiweli Sheekh Axmed oo aanu ka wareysanay guud ahaanba xaaladda ka jirta xilligan Soomaaliya iyo aragtida Madasha Wadatashiga iyo Dimuqraadiyadda ee ku aaddan mustaqbalka Soomaaliya. Haddaba barnaamijka oo uu idiin soo diyaariyay islamarkaana idiin soo jeedin doon Khaliil Cabdiraxmaan...