Muqdisho, Abril 08, 2013 (WDN)- Kooxda al-Shabaab, ayaa maanta meel fagaara ah gudaha degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ku toogtay haweenay da’deeda 25 jir ah lagu sheegay, oo ay ku eedeeyeen falal basaasnimo. Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab, ayaa ku eedeeyay gabadhaasi ay maanta fagaaraha Buula-burde ku toogteen inay aheyd basaas u shaqeyneysay dowladda Soomaaliya, sida...
Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed oo weerar dil ah ka badbaaday
Muqdisho, Abril 08, 2013 (WDN)- Guddoomiyaha hay’adda culima’uddiinka Soomaaliyeed, Sheekh Bashiir Axmed Salaad, ayaa ka badbaaday iskuday la doonayay in lagu khaarajiyo maanta, kadib markii gaarigiisa loogu xiray walxaha qarxa.. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed, ayaa sheegay in Sheekha xilli uu ka soo baxay gurigiisa oo ku yaalla degmada Howl-wadaag...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 08, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah, Shirkii IGAD ee arrimaha Soomaaliya oo dib u dhac ku yimid, Wasaaradda maaliyadda oo diiddey in la qaado canshuuraad aysan ogeyn iyaga, ciidamada oo laga saarayo Kismaayo iyo qodobbo kale.
RaadRaac: Xildhibaan dhaliilay shirka Jubbaland
RaadRaac (WDN) Xildhibaan C/qaadir maxamaed Aaden Sandheere, oo ka mid ah mudanayasha baarlamanka Soomaaliya, ayaa qaba in ajaaniib ay ku lug leeyihiin shirka Jubbaland, waxana uu ku baaqay in taa badalkeeda marka hore la qabto shir lagu heshiinaayo. Dhageysi wacan Banaamijka Raadraac ee Radio Wardheer.
Margaret Thatcher dies aged 87
The UK’s first female prime minister changed way Britons viewed politics and economics By Micheal White Margaret Thatcher, the most dominant British prime minister since Winston Churchill in 1940 and a global champion of the late 20th century free market economic revival, has died. Her spokesman, Lord Bell, said on Monday: “It is with great...
Wikileaks publishes 1.7m US diplomatic records
Wikileaks has published more than 1.7 million US diplomatic and intelligence reports from the 1970s. They include allegations that former Indian PM Rajiv Gandhi was a middleman in an arms deal and the first impressions of eventual British PM Margaret Thatcher. The documents have not been leaked and are available to view at the US...
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo dhaliilay shirka maamul u sameynta Jubbaland ee Kismaayo ka socda
Muqdisho, (WDN)- Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa dhaliilay qaabka hadda ay u socoto howsha maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka iyo shirka Kismaayo ka socda. Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Aadan (Sandheere) ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyay Radio Wardheer, waxa uu ku sheegay in sida ay hadda wax u socdaan ee arrimaha Kismaayo...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 07, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah, Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay digniinta ay Britain soo saartay, maalinta caafimaadka adduunka oo Muqdisho laga xusay, xaaladda caafimaad ee caruurta Muqdisho ku dhaqan, Guddoomiye Jawaari oo Oslo jooga, Raysal wasaare Saacid iyo wasiirka arrimaha gudaha oo Baarlamaanka looga yeeray...
Family Research Council’s Boykin: Bachmann and Gohmert on mission from God to hunt Muslims
By David Ferguson The Family Research Council’s President Jerry Boykin said this week that U.S. Reps. Michele Bachmann (R-MN) and Louis Gohmert (R-TX) are “standing on the word of God” in their mission to find and punish Muslims and Muslim supporters in the U.S. government. According to Right Wing Watch, Boykin made the remarks at...
Tony Blair and Iraq: The damning evidence
Secret testimony to Chilcot Inquiry by British intelligence shows former PM ‘accepted Libya was a bigger threat’ Jonathan Owen Hitherto unseen evidence given to the Chilcot Inquiry by British intelligence has revealed that former prime minister Tony Blair was told that Iraq had, at most, only a trivial amount of weapons of mass destruction (WMD)...



