Category: News

Home » News » Page 2223
Dagaal Khasaare Geystay oo Balcad ka Dhacay Maanta
Post

Dagaal Khasaare Geystay oo Balcad ka Dhacay Maanta

Muqdisho, Abril 27, 2013 (WDN)- Wararka laga helayo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe, ayaa  sheegaya in ciiddamo meleteri ah iyo ilaalada guddoomiyahii degmada Balacd uu dagaal ku dhex maray magaalada gudaheeda, inkastoo markii dambe dibadda looga saaray ciidamadii taageersanaa guddoomiyah demadaa Balcad. Dagaalka oo aan la’ogeyn qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay ,ayaa la sheegayaa...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 27, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer–Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Baarlamaanka Soomaaliya oo diidey in mowshin laga keeno wada hadallada dowladda Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland, Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mombasa kula kulmay dhiggiisa Kenya, Dagaal ka dhacay Balcad iyo qodobbo kale.  

Ethiopian Airlines First to Fly Dreamliner Since Grounding
Post

Ethiopian Airlines First to Fly Dreamliner Since Grounding

ADDIS ABABA — Ethiopian Airlines on Saturday became the world’s first carrier to resume flying Boeing Co.’s 787 Dreamliner passenger jets, landing the first commercial flight since the global fleet was grounded three months ago following incidents of overheating in the batteries providing auxiliary power. The flight from Addis Ababa to Nairobi was the first...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 26, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; ALLAHA u wada Raxmadee waxa Burco iyo Harar ku kala geeriyooday fannaaniinta caanka aheyd ee Soomaaliyeed Cismaan Gacanlow iyo Abwaan Cabdullaahi Dhoodaan, shir horudhac u ah kan London ee 7-da May oo Muqdisho lagu qabtay, Boolis weeraray xarrunta wargeyska...

American jihadi in Somalia tweets on kill attempt
Post

American jihadi in Somalia tweets on kill attempt

NAIROBI, Kenya (AP) — A most-wanted American jihadi in Somalia said Friday that the leader of Islamic extremist rebels in Somali was starting a civil war, just hours after an assassination attempt left the Alabama native with a neck wound. Omar Hammami posted on Twitter about what he labeled an assassination attempt late Thursday as...

Return to sender? Maybe not as Somalia to restart mail 22 years on
Post

Return to sender? Maybe not as Somalia to restart mail 22 years on

GENEVA (Reuters) – Somalis may soon be receiving letters from abroad for the first time in more than 20 years after a deal was struck with the United Nations’ postal agency, the latest step towards ending Somalia’s isolation following two decades of civil conflict. But the challenges to bringing the Horn of Africa country back...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 25, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad kumaqli doontaan waxa ka mid ah; Xog-hayaha arrimaha dibbadda Ingriiska oo Muqdisho kula kulmay madaxda dowladda, Raysal wasaare Shirdoon oo arrimo amni khuseeya ka hadlay, Kalluumeysato sharci darro ah oo Puntland lagu xirey iyo qodobbo kale.