An Ethiopian housemaid was arrested for killing her newborn baby at her sponsor’s house in Jabriya, said security sources. Case papers indicate that a citizen reported hearing baby’s cries that soon stopped when her housemaid, who had been in Kuwait for five months only, took too long inside a bathroom. Suspecting the matter, the sponsor...
Former park worker charged with theft of field rental fees
Onetime rising star denies allegations that he pocketed clandestine fees paid by adults to use Minneapolis’ Currie Park youth soccer fields. By Steve Brandt A refugee from Somalia’s civil war who arrived in Minneapolis speaking no English 12 years ago, Hashim Yonis soon became a rising star. He graduated from Edison High School and then St. Olaf...
The killing field: Extraordinary images of Al-Shabaab’s Somali stadium of death
A sports stadium in Mogadishu became a key base for al-Shabaab in Somalia as their influence expanded across eastern Africa. Photographer Johnnie Shand Kydd visited the arena after it was reclaimed by African Union forces By Oliver Poole he gunmen were determined to drain every last drop of blood for the land they were being...
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka maanta ee Raadiyo wardheer waxaad ku maqli doontaan: mgacaabista xukuumada cusub ee xalay lagu dhawaaqay, Md. Tarsan oo ka mid ah wasiir ku xegeenada xalay la magacaabay oo ka cudurdaartay qabashada xilkaas, haan ku soo caarisay xeebta Jasiira iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Abu Bakr — Prophet’s closest companion
Aisha Stacey “If I had taken anyone as my closest friend I would have taken Abu Bakr, but he is my brother and companion,” these are the words of Prophet Muhammad (may God shower him with mercy). Abu Bakr was known as Siddeeq (the truthful). The Arabic word Siddeeq implies more than lack of deceit;...
Xubnaha Wasiiro Dowlayaasha iyo Wasiiro Xigeenada oo la Soo Saaray
Waxa iyana isla maanta la shaaciyay xubnaha wasiiro dowlayaasha oo ka kooban 5 wasiiro dowla iyo 24 wasirro xigeeno ee Dawlada Federaalka Soomaaliya. Liiska xubnahaasi oo dhawaan soo gaadhay WardheerNews ayaa ah sidan: Xubnaha Wasiiru Dowlayaasha Mudane Maxamuud Macalin Yaxye, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Maxamed Nuur, Wasiiru Dowlaha Maalliyadda Mudane Burci Maxamed...
Xubnaha Golaha Wasiirrada oo La Shaaciyay
Iyadoo tan iyo saacadda Muqdisho markii ay ahayd 5tii galabnimo la dhawrayay ku dhawaaqista golaha xukuumadda cusub ee ra’iisalwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed, ayuu goor dhawayd uu ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. C/weli Sheekh Axmed Maxamed uu shaaciyay xubnaha wasiirrada cusub ee xukuumaddiisa ka midka noqonaya. Ra’isulwasaaraha oo hadal kooban ka jeediyay munaasabadda, ayaa sheegay in...
Jahawareer Ka Jira Xarunta Villa Soomaaliya oo Caawa la Filayay In Lagaga Dhawaaqo Xubnaha Golaha Wasiirrada
Waxaa muuqanaysa in khilaaf aan hore loogu sii talogelin uu saacadihii ugu dambeeyay ka dhex qarxay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisalwasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, si ay isula meel dhigaan xubnaha golaha wasiirrada ee caawa loo ballansanaa in lagaga dhawaaqo munaasabad ka dhacaysa xarrunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Wararka aan ka heleyno ilo ku sugan...
Xubno Ka mid ah Hoggaamiyayaasha Mucaaradka Jabuuti oo Xabsiga Loo Taxaabay
London, Jan. 16, 2014 (WDN)- Wararka aan ka helaynno magaalo madaxda dalka Jabuuti ee Jabuuti, ayaa sheegaya in maanta barqadii xabsiga la dhigay xubno ka mid ah hoggaamiyayaasha mucaaradka Jabuuti ee iyagu ku midaysan dalladda USN. Sida ku cad qoraal uu saxaafadda soo gaadhsiiyay Axmed Reyaale oo ka mid ah mucaaridka Jabuuti, xadhiga mas’uuliyiintan ayaa...
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aad maanta Raadiyo Wardheer ku maqli doontaan waxaa ka mid ah: Wadahadalladii Soomaaliya iyo Somaliland oo si rasmi ah u furmay, Shabaabka oo ka hadlay weerarkii ka dhacay Shabeelaha hoose iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
