Waxa iyana isla maanta la shaaciyay xubnaha wasiiro dowlayaasha oo ka kooban 5 wasiiro dowla iyo 24 wasirro xigeeno ee Dawlada Federaalka Soomaaliya. Liiska xubnahaasi oo dhawaan soo gaadhay WardheerNews ayaa ah sidan:
Xubnaha Wasiiru Dowlayaasha
- Mudane Maxamuud Macalin Yaxye, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
- Mudane C/laahi Maxamed Nuur, Wasiiru Dowlaha Maalliyadda
- Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
- Mudane Maxamed Cali Xagaa Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga
- Mudane Daa’uud C/kariin Cumar Wasiiru Dowlaha Amniga Qaranka
Wasiir Ku Xigeennada
- Md. C/raxmaan Maxamed Saalax Bankax Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
- Marwo Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeenka Maalliyadda
- Md. Cabdalla Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga
- Mahad Maxamed Salaad Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
- Md. Ibraahin Isxaaq Yaroow Wasiir ku xigeenka Amniga Qaranka
- Md. Xaamud Cali Xasan Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
- Md. Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku xigeenka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
- Md. C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow Wasiir ku xigeenka Qorsheynta
- Md. C/laahi Bile Nuur Wasiir ku xigeenka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka
- Md. Yuusuf Xeyle Jimcaale Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta
- Md. C/laahi Colaad Rooble Wasiir Ku XIgeenka Warfaafinta
- Md. Xirsi Aadan Rooble Wasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada
- Md. Cabdalla Xaaji Cali Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
- Md. Axmed Cali Salaad Taako Wasiir ku xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta
- Md. Cismaan Libaax Ibraahin Wasiir ku xigeenka Beeraha
- Md. Maxamed Axmed Tarsan Wasiir ku xigeenka Sportiga iyo Dhalinyarada
- Md. C/kaafi Macalin Xasan Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha
- Md. C/raxmaan Cabdi Cusmaan Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha
- Md. Maxamed Ismaaciil Shuuriye Wasiir ku xigeenka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska
- Marwo Muno Ibraahin Abiikar Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
- Md. C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen Wasiir ku xigeenka Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda
- Md. Maxamed Cali Geedi Wasiir ku xigeenka Macdanta
- Md. Axmed Aadan Axmed Wasiir ku xigeenka Caafimaadka
- Md. Maxamed Axmed Kulan Wasiir ku xigeenka Hidaha iyo Tacliinta Sare
WardheerNews