Category: Warar

Home » Warar » Page 315
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 9, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Qarax ka dhacay Muqdisho oo qasaare dhimasho iyo dhaawac sababay, madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan Konfurta Suudaan iyo kulamo uu la qaatay madaxda dalkaas iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed, guud ahana dalalka Islaamka oo looga diyaar garoobay Bisha Ramadaan,...

Dr Baadiyow”dowlada Soomaaliya waxay ka carootay inaan la kulmo Shiikh Shariif”
Post

Dr Baadiyow”dowlada Soomaaliya waxay ka carootay inaan la kulmo Shiikh Shariif”

Dr Cabdiraxmaan Macalim C/llahi Baadiyow oo ka mid ahaa siyaasiyiin madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif ku booqday magaalada Kampala ayaa waxaa uu ka warbixiyay safarkii ay ku tageen Uganda iyo waxyaabihii uu ku saabsanaa. Baadiyow ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyay sida uu sheegay Prof,Cali Maxamed Geedi iyo C/wahab Ugaas Khaliif oo labaduna xilal kala...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 8, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya oo ka badbaaday shil diyaaradeed iyo madaxtooyada oo beenisay in shilka ladoonayay in lagu qaarijiyo Xasan Shiikh, Ra’iisul wasaare Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray gobolka Bay, saxafiyiin cambaareeyay wariye lagu dilay Galkacyo, ciidamada...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 7, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Dowlada Federaalka oo sheegtay in wada hadalo ay kula jirto Shiikh Axmed Madoobe,gudoomiyaha xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe oo eedeeyay xubno ka tirsan Madaxtooyada iyo golaha wasiirada Soomaalinad, ku dhawaad 40 qof oo lagu dilay dalka Nigeria...

Tacsi
Post

Tacsi

Tacsi: Hooyo Iftin Faatax Cabdi Tacsi Boqor Cabdilaahi Boqor Muuse Inaa Lilaahi wa inaa Ilayhi RaajicuunAnigoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo degan waqoyiga Maraykanka, Gaarahaan nawaaxiiga Washington, DC ,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyska iyo ehelkii  ay ka geeriyootey hooyo Iftin Faatax  Cabdi oo ku geeriyootay wadanka Markanka, gobolka Virgina maalintii Sabtida July...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 6, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wafdi uu hoggaaminayo Shiikh Axmed Madoobe oo garay Gaalkacyo, dagaalo u dhaxeeyay ciiddamada dowladda iyo Al Shabaab oo ka dhacay duleedka Xudur, saaraakiil kulan ku yeeshay Buuhoodle oo sheegay in degaanada Khatumo aysan ka dhici doonin doorashooyinka...

Daah-furka Akadeemiya-goboleed Af-Soomaaligu Yeeshay
Post

Daah-furka Akadeemiya-goboleed Af-Soomaaligu Yeeshay

Toddobaadkii lagu jirey dabbaaldegyadii lagu xusayey maalmihii taariikhiga ahaa ee xornimada, 26ka iyo 27ka  Juun iyo 1da Luulyo, waxaa garab socdey shirar iyana taariikhi ah oo lagu daah-furay Akadeemiya-goboleedda Af-Soomaaliga oo ah xarun-cilmiyeed nooc cusub ah, taas oo lagaga dhawaaqay Magaalada Jabuuti, Jamhuuriyadda Jabuuti. Waa haya’d ka dhexaysa  gayiga ama dalalka Geeska Afrika ee ay...

Warka Radio Wardheer
Post

Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 5, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka warbixiyay safar uu ku joogo Koonfur Afrika, Isku shaandheyn lafilayo in lagu sameeyo golaha wasiirrada Federaalka, afhayeenka maamulka Jubbaland oo ka hadlay xiisadaha dagaal ee Jubooyinka. iyo qoddobo kale.

Maamulka magaalada Los Angeles oo Faysal Cabdi Roble Maamuustay
Post

Maamulka magaalada Los Angeles oo Faysal Cabdi Roble Maamuustay

Bishii June 4teedii, 2013, magaalada Los Angeles ee gobolka Kalifoorniya waxay bayaanisay qodob (resolution) lagu maamuusayo wax qabadka  Mudana Faysal Cabdi Rooble uu ka geystay qorshaynta, horumarinta, kobcinta dhaqaale Iyo casriyaynta Magaalda Los Angeles.   Halkan ka eeg video Bayaankan uu Md. Faysal Cabdi Rooble mutaystay, waxay maamulka magaaladu qodobeeyeen kadib markii la aqoonsaday wax qabad...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 4, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ra’isul Wasaare Saacid oo booqday Xasan Daahir Aweys, kana hadlay xaaladiisa, Midowga Afrika oo ciidamo isku dhaf ah gayn doona Kismaayo, Madaxweyne Faroole oo khudbad jeediyay, Mursi oo la afganbiyay xabsi gurina laga dhigay iyo qodobo kale.