![]()
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya oo ka badbaaday shil diyaaradeed iyo madaxtooyada oo beenisay in shilka ladoonayay in lagu qaarijiyo Xasan Shiikh, Ra’iisul wasaare Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray gobolka Bay, saxafiyiin cambaareeyay wariye lagu dilay Galkacyo, ciidamada Masar oo lagu eedeeyay in ay laayeen dad rayid ah iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
