Tacsi: Hooyo Iftin Faatax Cabdi | Tacsi Boqor Cabdilaahi Boqor Muuse |
Inaa Lilaahi wa inaa Ilayhi RaajicuunAnigoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo degan waqoyiga Maraykanka, Gaarahaan nawaaxiiga Washington, DC ,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyska iyo ehelkii ay ka geeriyootey hooyo Iftin Faatax Cabdi oo ku geeriyootay wadanka Markanka, gobolka Virgina maalintii Sabtida July 6, 2013. llaahey, SWT, naxariistii janno ha ka waraabiyo, Qoyskeeda iyo ehelkeedana samir iyo iimaan ha ka siiyo. Si gaar ah waxanu u tacsiyanaa reer Caalin Cabdi; Rasheed Caalin, Kinsi Caalin, Xaawo Caalin, Khadra Caalin, Fowsiya Caalin, Zamzam Caalin, iyo Saynab Calin iyo dhamaan caruurtooda iyo qarabadooda.1) Maxamed Garaad Maxamuud Cali Shire 2) Maxamuud Cabdi Noor 3) Ismaaciil Cali Ismaaciil (Geeldoon) 4) Maxamuud Axmed Faatax 5) Caalim Axmed Faatax 6) Axmed Jaamac Abuukar 7) Maxamuud Jibriil 8) Jaamac Maxamed Cabdi 9) Kamaal Maxamuud Cabdi 10) Maxamed Siciid 11) Saalax Axmed Faatah 12) Siciid Axmed X. Saalah 13) Rasheed Maxamuud Cali Bayr 14) Maxamuud Cabdi Xasan 15) Cali Maxamed Cabdilkariim 16) Cali Axmed Noox 17) Ismaaciil Cabdi Cali Bayr 18) Maxamed Axmed Maxamed 19) Cabdirizaaq Maxamuud A. Hamud 20) Axmed Maxamuud Faatah 21) Cumar Maxamuud Faatah 22) Maxamed Maxamuud Cabdi Noor 23) Axmed Bood 24) Cabdalla Axmed Faatah 25) Cabdisalaan Ibraahim Saalax 26) Xassan Maxamed Huruuse Aamiin
| Inaa Lilaahi wa inaa Ilayhi Raajicuun Bahda WardheerNews waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Boqor Cabdilaahi Boqor Muuse oo maanta lagu aasay magaalada Qardho, ee ismaamulka Puntland. Waxaanu marxuum Boqor Cabdilaahi uga beryaynaa in Alle naxariistii jano ka waraabiyo eheladiisana samir iyi iiman ka siiyo Aamiin |
Leave a Reply