Category: Warar

Home » Warar » Page 289
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ugu magac-daray Marxuum Qeybe

War Saxafadeed Mogadishu,  – Kulan baroor-diiq ah oo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudooomiyaha Baarlmanaka Soomaaliya Mudane  Maxamed Cusmaan Jawaari, Wasiirka Arrimha Gudaha iyo Amniga Qaran C/Kariim Xuseen Guuleed, Xildhibaano, Diplomacy-yiin iyo masuuliyiin kale  oo  lagu xusayey  Marxuum Danjire Axmed  Maxamed Aadan Qeybe ayaa caawa lagu qabtay Xarunta...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Waraka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha oo la kulmay safiirka ka socda dalka Neyjeeriya, Raiisul wasaare Saacid ooisna kulan la qaatay urur dhalinyaro, barlamaanka oo maalinta berrii ah dib ugu dhigay mooshinka kalsooni u qaadista xukuumadda Soomaaliya iyo warar kale. Hoos ka dhegeyso Warka oo dhan:

Wararka Raadiyo Wardheer
Post

Wararka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta waxaad ku dhageysan doontaan asxaabey:Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay munaasabad ay ku qalin jibiyeen arday Soomaaliyeed , Faroole  oo ka hadlay arintii daadadka deegaanada Puntland iyo fatahaada wabiga shabeele iyo warar kale. Warka Raadiyo Wardheer 29-11-2013

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta waxa ka mid aha  asxaabey: Dab qasaare geystay oo ka  kacay Muqdisho, Wasaarada Gaashandhiga oo sheegtay in la maareeyay  mushaharkii Ciidanka dowlada Soomaaliya  taasina ay dhiira gilin  doonto gacan ku dhigida dalka oo dhan iyo warar kale Warka Raadiyo Wardheer 28-11-2013

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta aad maqli doontaan waxaa ka mid ah:Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Safiirada caalamka ka socday oo ku sugnaa Muqdisho kalana hadlay arimaha Soomaaliya oo ay ugu horeyso arintii is casilaadii Gidoomiyihii  banka Soomaaliya iyo warar kale. Warka Raadiyo Wardheer 26-11-2013

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka waxaad ku maqli doontaan haddii Alla yiraa dhegeystayaal: Kulankii maanta ee barlamaanka Soomaaliya oo isfaham waa ku dhammaaday, Ciiddanka dowlada oo ku wajahan deegaanno ka mid ah gogolka Hiiraan iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer 

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aad maqli doontaan haddii Alla idmo waxaa ka mid ah:Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xukuumada Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Hiiraan, Israsaaseyn ka dhacday Hilwaa oo geysatay Khasaaro kala duwan iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer 

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka maanta ee Raadiyo Wardheer waxaad ku maqli doontaan: Madaxweyne xasan oo sheegay in ay ahayd arrin fulinimo qaraxii ka dhacay Baladweyn, Xukuumadda federaalaka oo jawaab ka bixisay hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka Somaaliland iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadiyo Wardheer