Wararka maanta waxaad ku dhageysan doontaan asxaabey:Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay munaasabad ay ku qalin jibiyeen arday Soomaaliyeed , Faroole oo ka hadlay arintii daadadka deegaanada Puntland iyo fatahaada wabiga shabeele iyo warar kale.
Wararka Raadiyo Wardheer
