Category: Warar

Home Warar
Puntland oo guulo ka soo hoysay dagaalada Daacish ee deegaanada Buuraleyda Bari
Post

Puntland oo guulo ka soo hoysay dagaalada Daacish ee deegaanada Buuraleyda Bari

Boosaaso (WDN)- Puntland oo dhawaanahanba ka waday dagaalo deegaanada buuralyeda Bari, ay kula jirto maleeshiyaadka Daacish, ayaa guulo ka soo haysay, islamarkaana gacanta ku qabatay maleeshiyo badan oo ajnabi ah. Dagaalkaasi oo hadda galay Wajigii labaad, ayaa Taliyaha Guud ee ciidamada difaaca Puntland General Aadan Cabdi Xaashi oo wareysi kooban siiyay VOA-da, ayaa ka warbixiyay...

Muqdisho: Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas colaad ay soo barakicisay
Post

Muqdisho: Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas colaad ay soo barakicisay

(ERGO) – Qoyska Cabdkariim Filfil Axmed oo 7 qof ah waxay wajahayaan biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan tan bilowgii bishan, markaas oo colaad qabiil ay uga soo barakaceen degmada Qoryooleey ee gobolka shabeellaha hoose. Barakacaan qoyska Cabdkariim wuxuu bidday nolol xumo, markii ay colaad iyo abaaro isbiirsaday ka saamayeen 50 neef oo lo’...

Abaabul Mooshin ka dhan ah Ra’iisal  Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ay wadaan Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka
Post

Abaabul Mooshin ka dhan ah Ra’iisal  Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ay wadaan Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka

Muqdisho (WDN)- Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo dhawaan shir ku yeeshay magaalada Nairobi, ay wadaan mooshin xil ka qaadis ah oo lagaga soo horjeedo Ra’iisal Wasaare Xamsa Cabdi Barre. Mooshinkan oo sii xooggeysanaya, ayaa la filayaa in ay saxeexaan ku dhawaad ​​100 Xildhibaan,...

Dolphin Bakhti ah oo ku soo caariyay xeebta Boosaaso
Post

Dolphin Bakhti ah oo ku soo caariyay xeebta Boosaaso

Boosaaso (WDN)- In ka badan 110-Dolphin oo bakhti ah ayaa la sheegay in ay ku soo caariyeen meel aan ka fogen dekeda Boosaaso, ee maamul-goboleedka Puntland, Soomaaliya. Ma cadda ilaa hadda sababta keentay dhimasha Dolphin-ka. Wasiirka kaluumaysiga ee Puntland Md. Cabdirisadaq Cabdillaahi Xagaa, ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters, in ilaa hadda la tiriyay...

Baaq: Hoggaanka Dowladda Puntland, Isimada Dhaqanka, Ururada Bulshada iyo Qurbjoota
Post

Baaq: Hoggaanka Dowladda Puntland, Isimada Dhaqanka, Ururada Bulshada iyo Qurbjoota

Concerned Voices of Puntland (CVP) Dalka Soomaaliya waxa uu galay xaalad cakiran. Dawlad-goboleedka Jubaland waxa lagu soo qaaday weerar lagu go’doominayo.  Weerarkaasi maaha cadow bannaanka uga yimid, waa mid ay hormuud u yihiin madaxweynihhii iyo raysalwasaarihii loo igmaday dalka horumarkiisa iyo sugida amniga. Ujeeddada weerarkani maaha in xukun la isku haysto. Waa ay ka sino...