Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 65
Islaaminta Aqoonta: Qalad Aan Laga Qaangaarin
Post

Islaaminta Aqoonta: Qalad Aan Laga Qaangaarin

W/Q Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil 1- Gogoldhig Maalintii taariikhdu ahayd 22kii Feebaraayo 2015, khudbo Shiikha jaamacadda As-har mudane Axmed Addayib uu ka jeediyey shir lagu qabtay magaalada Maka al-Mukarama, oo la sheegay in looga hadlayo mawduuca “La dagaalanka aragagixisada”, wuxuu ku sheegay in “Quraanka iyo sunnada sida xun loo fasiray ay sabab u yihiin xagjirnimada muslimiinta...

Kala-haab (Maanso)
Post

Kala-haab (Maanso)

W.T. Cali Maxamed Cabdi (Cali Ileeye) Maansadan Kala-haab, waxa ay ka dhalatay dareen in badan aan cadaadiyay oo dhacantii aan saarnay iska caabbiyay , oodahana soo goostay. Aragtiyaha iyo Isdiiddooyinka dhalinyarta Soomaaliyeed ee aan ka mid ka ahay, laabtooda ku hirdamaya, ayaa ay cabbiraysaa maansadu , waxa aanay barbaarta himilada leh ku boorrinaysaa in ay...

LABAATAN SANO  IYO  LABA GABDHOOD!
Post

LABAATAN SANO IYO LABA GABDHOOD!

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Labaatan sano, ayaan madaxa ka jaray intaan magaalada London iyo webigeeda Thames dul degganaa. Soomaalida dalka Boqortooyada Midowday (UK) ee Britain ku nool, inta shaqaysa iyo inta waxbarata, ayaa ugu nasiib iyo rajo wacan. Inta kale badanaa xilligu wuxuu ku dhaafaa guriga oo la hurdo, maqaayadda oo laga tororogleeyo iyo hadba...

Mindidii Raawista Ahayd!
Post

Mindidii Raawista Ahayd!

W.Q. Yuusuf Xuseen Ismaaciil (Yuusuf-Xusni) Tan iyo waagii la abuuray, goor iyo ayaanba, aadamuhu wuxuu ku jiraa halgan uu tayada noloshiisa ku hagaajinaayo. Qalab horleh, ayuu falkiyaa, maskaxdiisa ayuuna kala feeraarinayaa. Xag gaadiid iyo xag hoyba wuxu u tafoxaydanyahay noloshiisa iyo u gabbood samaynteeda in taba. Marwalba wuxuu maamiyaa tabo cusub iyo xeelado uu kaga...

Baroordiiq: Geerida Xuseen Maxamuud (Gacmodheere)
Post

Baroordiiq: Geerida Xuseen Maxamuud (Gacmodheere)

W.Q. Rashiid Sheekh Cabdillaahi(Gadhweyne)  Alle ha u naxariisto oo jannaadiisa ha uga guri yeelo, Xuseen. Intii isugu timid aaskiisii ee daacad ugu ducaysay, inshaa’Allee, waa u marag wanaagiisii. Nafta Xuseen awelba amaano Alle ayey ahayd; Alle na asaga, ayaa hadda xaqiisa oofsaday. Gacanta xaqdarro se waxii aynu ka yeello ayaa xisaabta Alle inagu raacaysaa ee...

Qorista habboon ee Af Soomaaliga
Post

Qorista habboon ee Af Soomaaliga

W/Q Ibraahim Yuusuf “Hawd” Gogoldhig Far Soomaalida muddada dheer la soo adeegsanayay waxaa ku jirta qabyo laxaad leh oo qof wal oo qorista iyo akhriska xiiseeya u muuqata. Qabyadaa eeddeeda kowaad waxaa leh iyada oo aan maalintii farta la hirgeliyay ka dib la xaalayn oo la gu samayn horumarin iyo turxaanbixin. Taa waxaa kaalin ku...

Soomaali Kala Irdhawday!
Post

Soomaali Kala Irdhawday!

W.Q. Jaamac Maxamed Askar Waxa aynu joognaa waqti dareenka Soomaalinimadu ku dhintay quluubteenna. Marka si kooban aad u milicsato dooddaha siyaasaddeed ee madaxda, falanqayanta aqoonyahanka iyo sheekooyinka dadka caadiga ah, waxa kuu soo baxaya in ku-faanidda qawmiyadda Soomaaliyeed gabbal baas u dumay. Muqdisho, Hargeysa iyo Garowe intaba waxa ay isu rogeen xabaalihii Soomaalinimada la bud-dhigay....

Qoriga Qabiilka iyo Qaaca Qabyaaladda
Post

Qoriga Qabiilka iyo Qaaca Qabyaaladda

W/Q Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil Arrimaha carqaladda ku ah nabadda iyo nolosha bulshada Soomaaliyeed kuwooda ugu waaweyn waxaa ka mid ah qabyaaladda iyo xagjirnimada. Labadaas cudur oo aan xal loo helinna, suurogal noqon mayso in dadnimo iyo dowladnimo toona la haweysto. Wadaad reer Maka ahaa ayaa wuxuu ku doodi jirey in wadaaddada Sacuudigu marka ay dadka...

BAROOR-DIIQ: Geerida Siciid Sh. Samatar ( Maanso)
Post

BAROOR-DIIQ: Geerida Siciid Sh. Samatar ( Maanso)

W.T. Faarax Cali Gammuute Alleylahe damal baa gabi yidhi. Intuu galoolku geedaha ka mudho, ninkii gedihiisa ka mudhay guur. Ma hadhin hadal lays yidhaahdaa.Qoyska Siciid Shiikh Samatar, iyo guud ahaanba intii wuxuu galo iyo wuxuu gudo ogsoonayd ee garabkoodu bannaanaaday aan la wadaago baroorta. Geerida Siciid Gurgurshaaga iyo Guurtigu waqii Wuu gu’i jiree Geerida Siciid...

Gocasho Waddaniyeed, Gardarro Shisheeye, iyo Garasho-xumo Soomaaliyeed
Post

Gocasho Waddaniyeed, Gardarro Shisheeye, iyo Garasho-xumo Soomaaliyeed

W/Q Faysal Cabdi Rooble Odhaahda Tifaftirka: Waxaa hadda laga joogaa muddo ku siman 130 sano, xiliggii ku beegnayd qaybinta Afrika iyo dhulka Soomaaliyeed (Scramble for Africa) ee bishii Feb 1884. Haddaba deggelka WardheerNews iyada oo ku xusaysa Alla ha u naxariistee Barre Sare Siciid Samatar, ayay idiin soo gudbinaysaa maqaallo taxane ah oo ka hadlaya Tariikhdaasi...