Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 64
Tirakoobidda Xubnaha Maansada Soomaaliyeed
Post

Tirakoobidda Xubnaha Maansada Soomaaliyeed

W/Q Idiris Maxamed Cali ARAR: Waraaqdani waxa ay soo bandhigaysaa hab ku salaysan xisaabta racaynta oo lagu tirakoobi karo xubnaha maansada. Habkani waxa uu aragti ahaan caddaynayaa in tirada xubnaha maansadu tahay, ugu yaraan, 7735—taas oo ay xubin waliba leedahay qaabdhismeed u goonni ah, oo ay kaga soocan tahay xubnaha kale. Waxa kale oo ay...

Post

Warqad gaar ah oo ku socota wasiirka ina-adeerkay ah

W/Q Axmed Sh. Cabdisamad Fariin iyo talo: 1- Mudane wasiir xilka aad haysid waa xil ummadeed, wax aan danta ummadda ahayna uma adeegsan kartid diin ahaan iyo nidaam ahaanba. Adigu si gaar ah uguma danaysan kartid, tolkaana kuma naas-nuujin kartid oo adiga iyo iyaguba ummadda ayaad ula simantihiin. 2- Ina adeer xilkaan waa masuuliyad Ilaahay...

Post

Shirqoolka Yuusuf Dirir Cabdi

W/Q Maxamed Baashe X. Xasan “Nimaan ku aqooni ku ma qiimayn karo!” “Kuwa libinta geerida ka dayey way gedmanayaan”- Faarax Murtiile. Maalintii Sabtida ee taariikhdu ku beegnayd 23, 05, ee sanadkan 2015, ayaa shirqool toogasho ah lagu diley xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi Ciise maqaalada Muqdisho. Alle ha u naxariisto’e, Yuusuf waxa uu ka laabtay London...

Post

YURUB IYO FACA JIHAAD-DOONKA AH

W/Tarjumay Cabdicasiis Maxamed Shidane Wuxuu ka yimid Aljeeriya, isaga oo raadinaya nolal aad u wacan, filayana in uu ka soo cararay saboolkii, cabburintii iyo quusashadii. Baariis gudaheeda ayuu shaqo ka helay, aan u baahnayn aqoon iyo farsamo sareysa, ka dib caruur ayuu yeeshay iyo kuwa uu awoowe u yahay, waxay xaq u yeesheen waxbarasho iyo...

Post

Soomaalidu Maanta Isu ma Dhiidhido oo Isu ma Ciirsato

W/Q Rashiid Sheekh Cabdillaahi (Rashiid Gadhweyne) Waxaan qoraalkan kaga hadlayaa qodob laba oo isku xidhan ah. Ka hore waa hilowga dadku u yeesho dalka iyo qaranka uu ku abtirsado iyo heerka ay Soomaalidu maanta ka taagan tahay qaayo-siintiisa. Ka labaadna waa maxaa sababay heerkaas iyo yaa horseeday? Haddii hilowga (loyalty ama alwilaa’) dalka iyo qaranka...

Qabyo
Post

Qabyo

W/T Faarax Cali Gamuute  Wax la yidhi Cigaal Shidaadoo sidaa jirjirka ugu jiifa, ayay wax dul rooreen. Qoob iyo qaylo intuu isku daray, ayuu ka haw yidhi. Waa la soo dayay. Subxaanyaa qac indhaha lagu siiyay. Fartaa loogu goday. Isna yidhi, la yidhiyaa: “Subxaanyada waan arkaa, inayse laabtaydu halaq mareen noqoto ayaan ka baqi.”  In loo...

Post

Saxaafadda Soomaaliyeed: Laba Daran Mid Dooro!

Tifaftirka WardheerNews Waxaa dunida dacalladeeda sannad walba bisha May 3deeda laga xusaa maalintaa Saxaafadda Adduunka. Qaramada Midoobay, ayaa maalintaas u aqoonsatay in ay noqoto Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka. Xusidaasi ayaa looga gol leeyahay in dawladaha adduunka logu baraarujiyo muhimadda ay leedahay xorriyadda saxaafaddu islamarkaana la isu xasuusiyo xaqa uu qof wliba u leeyahay inuu fikirkiisa...

Post

Horta Maxaad Buug U Qori Weyday?

It is perfectly okay to write garbage—as long as you edit brilliantly. – C. J. Cherryh W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Sheekadii na dhex martay aniga iyo akhriste Xilli ay hadda ka soo wareegtay dhawr billood, ayaan mid ka mid ah akhristayaasha degelka WardheerNews ka helay farriin Email ah oo uu igaga codsanayay in aan u...

Maanso (qayb): Alshabaab wed weeyaan: Wadaadbay ka beermeen
Post

Maanso (qayb): Alshabaab wed weeyaan: Wadaadbay ka beermeen

W/T Abwaan Maxamuud A. Cabdalle Afeef: wadaadkii toosan maansadan ma khusayso. Wuxu yiri: Alshabaab wed weeyaan Wadaadbay ka beermeen Wasiirtoodu culumiyo Waalidkood gardheeriyo Wahaabuu galaayoo Waxa dhalay wabiinkii Xaqa weecinaayoo Iyagoo waddaaddo ah Weesaaqtankii iyo Waxshinnimo qabyaalada Weeso u biyaystee Waddankii Soomaaliya Qabriga u walwaalee Dabadeed u weeshaday U wanqalay siyaasiyo Annagaa ka weliyiyo Shareecaan...

Doorasho Ma Ka Dhici Kartaa Soomaaliya 2016?
Post

Doorasho Ma Ka Dhici Kartaa Soomaaliya 2016?

W.Q. Dr. Cabdiraxmaan M. Cabdullaahi ( Baadiyow) Su’aasha ugu badan ee goobaha siyaasadda looga doodo maalmahaan waa in doorasho ka dhici karto Somaaliya 2016 iyo ineysan ka dhici karin. In doorasho la qabto waxey ka midtahay Hiigsiga 2016 oo laga doonayo xukuumaddu iney hirgeliso, in kasta oo dadaal iyo diyaargarow fiican uusan ka muuqan. Dadaal...