Category: Maqaallo.

Home » Maqaallo. » Page 5
DHOODAAN (Baroor diiq)
Post

DHOODAAN (Baroor diiq)

Waxa Tiriyay: Faarax Cali “Gammuute” E-Mail: farahgamute@gmail.com Meel geri go’an ah ayaan waayadanba ku laallaa. Markaan ka soo laabtayna, Alle haw naxariistee,  geerida Dhoodaan bay igaga naxsadeen. Sida falaadheed bay iigu soo boodday. Waa se halkii Dalaayade, “Godob li’i ninkii kala tagaa; guusha  weyn sida e”. Lagu waarimaayoo waa run.  War baa se ka hadhay....

Kala Garo Laba Wax
Post

Kala Garo Laba Wax

W.Q. Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed Deeq) Abuur ahaan aadanuhu sida uu baahi ugu qabo inuu helo cabid, cunto iyo caafimaad ayuu ugu qabaa inuu helo ixtiraam, qaddarin, magac iyo waynayn. Sidaa darteed qofku marka uu dhasho illaa inta uu dhimanayo wuxuu dareemaa dhinnaansho gudeed, heerarba ha kala lahaatee. Dhinnaanshahaasi wuxuu abuuraa kalsooni darro nafsadeed, oo...

Post

Dr. Baadiyow: Ninba Dahab Lumay Si u Doon-doon!

W.Q. Ibraahim G. Sharmaarke Inta aanan qalinka kor u qaadin, dhawr goor baan Eebbe hortii ka maagay in aan maqaalkan qoro. Dhawr arrimood, ayaa ugu waaweynaa sababihii aan uga caga-jiiday in aan dareenkan gaarka ah qalinleyda Soomaaliyeed la wadaago. Tan ugu horraysa waa arrin si ugu lug leh siyaasadda Soomaalida  oo aanan jeclayn in aan...

CODKARNIMADA  IYO  DHAWDHAWDA
Post

CODKARNIMADA IYO DHAWDHAWDA

W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Codkarnimada iyo dhawdhawdu waa laba aad u kala durugsan, aan waxba isaga dan ahayn. Codkarnimadu waa sifo la isku ammaano, oo hoggaamiye kasta badanaa laga fisho. Halka ay dhawdhawdu tahay nuqsaan la isku yaso oo maangaabta lagu tilmaamo. Taas ayaana keenta dadka adduunka ugu xilka culus inay si gooni ah isugu...