Category: Maqaallo.

Home Maqaallo.
Post

Doorka Maxkamadda Dastuurka: Afar iyo labaatan sanno kabacdi Maxkamadda Dastuuriga ee Puntland?

W/Q Siciid Maxamed Axmed “Carafaad” Dastuurka Soomaaliya oo la ansixiyey 2012 ayaa dhigaya Maxkamadda Dastuuriga[1]. Dastuurku wuxuu Maxkamaddan awood u siinayaa inay go’aan kama dambays ah ka gaadho dhammaan khilaafyada Dastuuriga ah, sida khilaafyada ka dhasha xilalka, awooddaha iyo shaqooyinka u dhexeeya hay’addaha Dastuuriga ah ee dawladda federaalka iyo kuwa dawlad gobolleedyadda.  Sidoo kale waxaa...

Dibumilicsiga Kaydka WDN: Garnaqsi: Aniga iyo Gacaladay yay Qabyaaladdu ku weyntahay
Post

Dibumilicsiga Kaydka WDN: Garnaqsi: Aniga iyo Gacaladay yay Qabyaaladdu ku weyntahay

W.Q. Burhaan Cali Waan xasuustaa markii iigu horreysay ee aan muuqeeda arko xilahayga aan ula baxay ‘Coley’ laakiin waalidkeed ugu wanqaleen ‘Saafi’. Waxay ahayd galab dhiillo colaadeed taagnayd oo iyada iyo dhawr dumar ah oo caraysani ay ragga dhagxinayeen iyagoo islamarkaana ku dhawaaqaya, ” Kacoo dagaalka aadda, raggii go’ye ama noo bixiya saraawiisha, oo gashada...

Dibumilicsiga Kaydka WDN: Eyguu Weheshadaa! (Sheeko Gaaban)
Post

Dibumilicsiga Kaydka WDN: Eyguu Weheshadaa! (Sheeko Gaaban)

W.Q. Khaliil C/raxmaan Xasan Kuraasta fadhiga midka dheer ayuu ku jiifaa, iyadoo birkimooyinka dhabarka ugu jiraa kor u soo yar taageen qaarkiisa kore. Waxaa hor yaar miis meel bannaaan oo wax laga saaro aan lahayn.  Wargeysyo si qaab darran u yaalla, Kitaabka gaalada (Bible) oo gaboobay , baakado yaryar oo dawooyin ka buuxaan iyo daasado...

Post

Muran iyo Madal Ceebeed!

W. Q. Khaliil C. Xasan Xalay gelinkii dambe abbaara 2dii habeenimo xilliga Muqdisho, goor ay Soomaalida inteeda badani huruday, 37 maalmood ka dib markii xilka ra’isalwasaaraha loo magacaabay Md. Cabdiweli Sheekh Axmed, ayuu madal ceebeed kaga  dhawaaqay xubnaha golihiisa wasiirrada. Wuxuu madasha soo galay isagoo waraaqo ay ugu qoranyihiin liiska wasiirradu gacanta ku sita. Madaxweyne...

Aw Jaamac Cumar Ciise: Muftigii Taariikhda iyo Maansada Soomaalida u Miciinay
Post

Aw Jaamac Cumar Ciise: Muftigii Taariikhda iyo Maansada Soomaalida u Miciinay

W.Q. Ibraahim M. Deeq Ma daalihii ma hadhooyinka reebay ee mooro-gelinta iyo meel marinta sooyaalka iyo murtida Soomaalida meel walba u maray. Mudanihii ururinta iyo raad-raacooda sidii uu uga midho dhalin lahaa marxalad kasta oo qalafsan u jiidhay oo maanta aynu milicsan karo midhaha macaan iyo madhaxa weyn ee uu inooga tegey ee ina mihiibsiiyey....

Waa laga Hadlaaye ma laga Bixi	  Karaa?
Post

Waa laga Hadlaaye ma laga Bixi Karaa?

Talo Waa Garasho iyo Go’aan W. Q. Rashiid Sh. Cabdillaahi (Gadhweyne) Inta aan xusuusto, tan iyo toddobaatannadii qarnigii labaatanaad baa laga hadlayey dhaqanka gudniinka fircooni ah iyo dhibaatadiisa aan ka hadhin gabadha soomaaliyeed, inta ay noshahay ba. Intii ka dambaysay na qaylodhaanteedu taagan bay ahayd.  Shirar iyo kulamo heer dal iyo heer adduunweyneba ah ayaa...

Dalanbaabi (Maanso)
Post

Dalanbaabi (Maanso)

W/T: Cabdiraxmaan Beyleh PhD (Cabdi Wadaad) Walaalaha Soomaalilyeed ee caalamka daafihiisa ku kala noolow, waan idin salaama. Waxaan idiin rajeynayaa Sannad Wanaagsan oo wacan, 2014. Jiiftadii sannakan  2013 gunaandadkeeda iyo oddoroska inna soo food-saaray, 2014, way soo socotaa. Haddase, waxaan saaka idiin soo gudbinayaa maanso aan u bixiyey DALANBAABI (Rough translation would be: UTTER DISPPAIR)....

Post

Madaxweyne Xasan Ma ku Ekaan Doonaa Mas’uuliyadihiisa Dastuuriga ah?

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Way adkayd in la sii saadaaliyo waxa laga filan karo, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, markii xilka madaxweynenimo loo doortay, maadaama aannu ahayn shakhsi hore siyaasadda murugsan ee Soomaalida ugu soo dhex jiray. Taasi waxay u ahayd faa’ido isagoo isla markaana ay u dheerayd fursado kale oo ay ka mid ahaayeen xilligii...