Waxaa isa soo taraya wararka sheegaya in khilaaf weyni soo kala dhexgalay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisal wasarihiisa Md. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Inkastoo khilaafkan sababo kala duwan loo nisbaynayo, ayaa haddana wararka laga helayo xarrunta Villa Soomaaliya ay ka middaysanyihiin in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka dalbaday ra’iisalwasaare Saacid in uu istiqaaliddiisa...
KONTON GUURA MACALINIMO:MACALIN SACIID SAALAX AXMED
MACALIN SACIID SAALAX AXMED Bare sare, Barbaariye, Hal-abuur, Qoraa, Soo saare masrax, Filin sameeye, Faafiye af-Soomaali ayaa geedi socodkiisa ” konton guura macallinimo iyo kaalintiisa Suugaanta” loogu dabaaldegayaa goobtii labaad ee ah Soomali Week Festival. London, Sabtida, Oktoobar 26, 2013. Macalinku wuxu ka codsanayaa Ardaydiisii si toos ah iyo si dadban ay nolosha ugu kulmeen...
Somalia Seeks Foreign Investment in Energy Sector – Big Oil Cautious
By John Daly il companies are renowned for going into hostile environments in their relentless search for the world’s seemingly insatiable thirst for “black gold.” That said, there remain a few nations where even the intrepid masters of the universe hesitate to tread. In Central Asia, it is Afghanistan, despite the nation’s purported 1.6 billion barrels...
Dhageyso Hoggaamiyaha Al-shabaab oo ka Hadlay Weerarkii ay ku Qaadeen Xarunta Ganacsiga ee Westgate
Farriin maqal ah oo lagu faafiyay internet-ka ayuu kaga hadlay hoggaamiyaha ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane weerarradii ay dhawaan ka geysteen suuqa Westgate ee magaalada Nairobi. Haddaba halkan ka dhageyso: Farriinta Axmed Godane: Hoggaamiyaha Alshabaab
Ku Dhawaad 18 Qof oo ku Dhimatay Qarax Xooggan oo ka Dhacay Guriga Hooyooyinka ee Muqdisho (Warbixin iyo Sawiro)
Faah faahin dheeri ah, ayaa ka soo baxaya qaraxyo maanta ka dhacay agagaarka Gurigii Hooyooyinka oo ay ku taal Maqaayadda The Village, iyadoo qasaara fara badan uu ka dhashay qaraxa oo mid ka mid ah uu ahaa ruux isa soo miidaamiyay. Sida ay sheegayaan wararka aan helayno qaraxa hore oo ahaa mid loo adeegsaday gaari,...
Madaxweyne Xasan oo ku Dabbaashay Xeebta Marka Caddey
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku soo laabtay Muqdisho ka dib safar labo cisho qaatay oo uu ku joogey magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada Hoose. Madaxweynaha, ayaa waxaa safarkan ku wehliyey wasiirrada Garsoorka, Gaashaandhigga, Arrimaha Gudaha, xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweynaha, ayaa maalintii shalay aheyd tagey xeebta...
MIDGAANS AND ETHIOPIANS ARE FIGHTING FOR LAST PLACE IN SOMALILAND
By Mark Hay The Jaylaani barbershop in the center of Hargeisa, Somaliland, does good business. It’s nothing special as far as barbershops go—actually it’s a little raggedy. The counters are littered with tufts of hair and discarded khat leaves, broken and mismatched trimmers and razors, and creams and ointments with crusty containers and labels in...
State’s first Somali elected official – a member of the Minneapolis school board – loses leukemia fight
By: ANTHONY LONETREE Hussein Samatar, who made history in Minnesota when he was elected to the Minneapolis school board and attracted attention internationally for his work with small businesses, died Sunday after a battle with leukemia. He was 45 and was credited with helping dozens of African immigrants carve out new lives as entrepreneurs. “I...







