KONTON GUURA MACALINIMO:MACALIN SACIID SAALAX AXMED

KONTON GUURA MACALINIMO:MACALIN SACIID SAALAX AXMED

MACALIN SACIID SAALAX AXMED
Siciid_Salaax Bare sare, Barbaariye, Hal-abuur, Qoraa, Soo saare masrax, Filin sameeye, Faafiye af-Soomaali
ayaa geedi socodkiisa ” konton guura macallinimo iyo kaalintiisa Suugaanta” loogu dabaaldegayaa goobtii labaad ee ah Soomali Week Festival.

London, Sabtida, Oktoobar 26, 2013.

Macalinku wuxu ka codsanayaa Ardaydiisii si toos ah iyo si dadban ay nolosha ugu

kulmeen in ay kala soo qayb galaan xuska habeenkaas.

GOOBTU WAA:
OXFORD HOUSE
DERBYSHIRE STREET
E2. 6HG

SAACADU WAA: 6:00 GALABNIMO

LA SOO XIDHIIDH

KAYD | INFOKAYD.ORG

0790.371.2949
WWW.KAYD.ORG