Category: Featured

Home » Featured » Page 96
Post

£90m of British aid to Somalia ‘helps Al Qaeda’: Pressure grows to divert cash back to the UK

By Tom Kelly and Tim Shipman Britain is donating more than £90million a  year to Somalia despite strong warnings that its corrupt government is arming Al  Qaeda-backed terrorists. David Cameron has approved the huge handouts  to the war-torn East African country in an attempt to stop it becoming the next  Afghanistan. But a leaked United...

Exclusive-U.N. monitors warn of ‘systematic’ Somali arms diversion
Post

Exclusive-U.N. monitors warn of ‘systematic’ Somali arms diversion

By Louis Charbonneau UNITED NATIONS (Reuters) – A confidential U.N. monitors’ report warns of “systematic abuses” by Somalia’s government, which the monitors say has allowed the diversion of weapons that Somali authorities purchased after the U.N. Security Council eased an arms embargo on Mogadishu last year. Some of the arms believed to have been diverted...

Post

Elephant Campaign: How Africa’s ‘white gold’ funds the al-Shabaab militants

By Vidhi Doshi Transporting “jihad’s white gold” from the African bush to Asian cities is no small feat, but under the watchful eyes of the Somali Islamist militant group al-Shabaab, but the process runs like clockwork. That is the claim of Andrea Crosta, executive director of the Elephant Action League (EAL), who has spent years...

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow oo Ka Mid ah  Xildhibaannada diidan Dib u Soo Laabashada Xubno K mid Ah Xukuumaddii Saacid
Post

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow oo Ka Mid ah Xildhibaannada diidan Dib u Soo Laabashada Xubno K mid Ah Xukuumaddii Saacid

Barnaamijka Raadraac waxaa maanta marti ku ah Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Cismaan Aadan Dhuubow oo ka mid ah xildhibaanada  diidan soo laabashada Xubnaha ka midka  ah wasiiradii hore ee xukuumaddii Saacid. Waxaa barnaamijka idiin la socodsiinaya isla markaana idiin soo diyaariyay Maxamed Nuur Amiin. Hoos ka dhegeyso barnaamijka  

Cabdiweli Maxamed Cali oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub ee Puntland
Post

Cabdiweli Maxamed Cali oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub ee Puntland

Garoowe, Jan. 08, 2014 (WDN)- Doorashadii madaxweynenimada Puntland oo maanta ka qabsoontay xarrunta golaha wakiilada Puntland, ayaa Md. Cabdiweli Maxamed Cali loogu doortay xilka madaxweynenimada Puntland ee shanta sanno ee soo socota. Dr. Cabdi Maxamed Cali oo ay wareeggii saddexaad ee ugu dambeeyay isugu soo hadheen isaga iyo madaxweynaha haddda xilka wareejinaya Md. C/raxmaan Maxamed...

Liiska Musharraxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku Xigeennada Puntland oo Si Rasmi ah Loo shaaciyay
Post

Liiska Musharraxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku Xigeennada Puntland oo Si Rasmi ah Loo shaaciyay

Guddida u qaabilsan baarlamaanka Puntland doorashada madaxtimada ee la filayo in ay maalinta Arbacada ee 8da bishan Janaayo ka qabsoonto Puntland, ayaa si rasmi ah u shaaciyay magacyada shakhsiyaadka u sharraxan jagada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. Musharrixiinta u tartamaysa jagada madaxweynaha Puntland ee buuxiyay shuruurdihii ay hore guddidaasi ugu xidheen, ayaa ay tiradoodu tahay 11...

Sannad Hoodale
Post

Sannad Hoodale

Hal abuurkaa Maansa hudiyoo Hidde weeyee Sida haradoo Gugu heegada Ku haraatiyay Dirka Hoobaan Dar haloosiya Oo haraaciya Marka loo horo Heesta geeliyo Hoobaleydaa Loo hawadiyaa Hambalyayntiyo Anna hirashada Huri maayee Sanad hoodale Oo hagaag iyo Hibo lagu ladhay Oo hanaan wacan Ood ku hodantaan Hidiyoon gacal “Hoo” ku leeyahay W.T. Abwaan Gammuute