Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 9
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Shirkii ka socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa la sheegay in uu soo dhamaaday  oo ay qodobo ku heshiiyeen Madaxdii ka qeyb galeysay shirkaasi iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegyso warka Raadiyo Wardheer    

Gudoomiye xigeenka maxkamadda sare ee Galmudug oo ka soo horjeestay go’aankii gudoomiyaha
Post

Gudoomiye xigeenka maxkamadda sare ee Galmudug oo ka soo horjeestay go’aankii gudoomiyaha

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Kooxo bastoolado ku hubeysan oo fiidnimadii  xalay toogsho ku dilay hal qof oo shacab ah, waxaa kaloo weerarkaas ku dhaawacmay Taliye ku xigeenka Saldhigga Baalade ee magaalada Boosaaso Laba-xidigle Cabdiraxmaan Barre Saalax iyo nin shacab ah iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka...