Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Booliska dalka Kanada oo gacanta ku dhigay Cabdulahi Sharif u dhashay Soomaaliya ka dib markii la sheegay in uu ku lug yeeshay weerrarkii shalay ka dhacay Magaalada Edmonton ee Xarunta gobalka Alberta ee dalka Canada iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Category: Audio Daily News
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Amniga oo maanta ka sugaya Sarakiisha Ciiddanka Ammaanka soo bandhigista baritaanka dilkii Muqdisho loogu geystay Xogayihii ururka Haweenka Qaranka iyo wiil ay dhashay guddoomiyaha ururkaasi iyo Warar kale. Hoos ka dhegeyso warka oo dhan
Turkiga oo Muqdisho ka furay saldhig ciidan: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xarakada Al-Shabaab ayaa ku hanjabtay inay weerarayaan ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya, Xildhibaan Galmudug ah oo dowlada Soomaaliya ku edeeyay in ay dhibaato ku tahay maamulkooda iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Wareegto uu soo saaray M/weyne Xaaf oo lagaga mamnuucay diyaaradaha Rakaabka Galmudug
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wareegto ka soo baxday madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa lagu mamnuucay in diyaaradaha Rakaabka ah ay ka degaan degaannada Galmduug iyo warar kale. Fadlan halkan ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in aanay waxba ka jirin arinta xilka qaadista
Warka Raadiyo Wardheer ee aan maanta idiin heyno waxaa ka mid ah Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in aanay waxba ka jirin arinta xilka qaadista ay ku sameeyeen Baarlamaanka Galmudug iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Baarlamaanka Galmudug oo sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo sheegay inay xilka ka qaadeen Madaxweynaha maamulkaas Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Warka Raadiyio Wardheer
Warka Raadiyio Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Diyaarad rakaab ah oo habeen markii u horeysay muddo 27 sanno ah ka degtay Muqdishu iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Dagaal culus oo saaka ka dhacay deegaan ku yaalla Bariga gobolka Mudug
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Faahfaahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa dagaal culus oo saaka ka dhacay deegaano ku yaalla Bariga gobolka Mudug iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Maamul Goboleedka Galmudug oo noqday maamulkii 4aad ee taageera isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Maamul Goboleedka Galmudug oo noqday maamulkii 4aad ee ka mid ah maamul goboleedyada Soomaaliya ee taageera isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka carabta ee xiriirka u jaray dalka yar ee Qatar iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer:
QM oo sheegtay in Soomaaliya aynan bixin lacagtii joogta aheyd: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres, ayaa sheegay in afar dal oo ay ku jirto Soomaaliya aanay wax cod ah ka dhiiban karin shirka sanadlaha ee Golaha Guud iyo warar kale.. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
