Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Amniga oo maanta ka sugaya Sarakiisha Ciiddanka Ammaanka soo bandhigista baritaanka dilkii Muqdisho loogu geystay Xogayihii ururka Haweenka Qaranka iyo wiil ay dhashay guddoomiyaha ururkaasi iyo Warar kale.
Hoos ka dhegeyso warka oo dhan
