Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 964
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Faafaahina ka soo baxaysa diyaaraad ku dhacday gobolka Shebeelada Hoose iyo Al Shabaab oo seegtay in ay gacanta ku dhigtay diyaraddaasi dhacday warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:  

My Visit to the newly opened Somali Embassy in Washington, DC
Post

My Visit to the newly opened Somali Embassy in Washington, DC

By Abdisalam Garjeex Today, I got the opportunity to visit Ambassador Ahmed Awad and the newly opened Somalia’s Embassy at Farragut Square in Washington, DC. It took me a 10 minute subway ride from my work location in SW of Washington, DC. When I entered the building, I saw Somali Washingtonians voluntarily working to decorate...

Post

Dubai to host more than 20 African leaders next month

Dubai, UAE: The 3nd Africa Global Business Forum (AGBF), which will be held on November 17-18, 2015, has announced more than 20 African leaders will be participating, including heads of states, prime ministers and chairmen, as well as leading figures from banks and sovereign funds. The event will see the participation of: H.E. Paul Kagame,...

Mugabe awarded ‘China’s Nobel peace prize’
Post

Mugabe awarded ‘China’s Nobel peace prize’

Tom Phillips, Mail & Guardian The chairperson of an award dubbed China’s Nobel peace prize has defended the decision to honour Robert Mugabe, the Zimbabwean president, for supposedly “injecting fresh energy” into the global quest for harmony. Mugabe, who has been accused of using systematic violence and torture to maintain his 35-year grip on power,...

Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo is casilay
Post

Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo is casilay

Garoowe (WDN) – Warar naga soo gaadhay magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in uu is casilay godoomiyihii Baarlamaanka dowlad gobaleedkaasi Md. Siciid Xasan Shire. In ka badan 40 Xildhibaan ayaa la sheegay in ay keeneen Mooshin ay xilka kaga tuurayaan gudoomiyaha, in kasta oo ka hor intii aan mooshionka la keenin uu...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Godoomiyihii Baarlamaanka maamulka Puntland oo lagu wado in uu is casilo,  xaalad aan wanagsaneen oo laga soo sheegaayo degmada Mahadaay iyo warar kale. Fadlan hoos ke dhegeyso warka oo dhan:  

Buhari to setup $25 billion fund to combat recession
Post

Buhari to setup $25 billion fund to combat recession

By Chibuike Oguh, Financial Nigeria President Muhammadu Buhari will create a $25 billion fund with public and private financing to modernize infrastructure and avoid a recession, according to Vice President Yemi Osinbajo. In an interview with Bloomberg, Osinbajo said Buhari’s government will target the investment fund toward improving power supply, roads, rail and agriculture. “We...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Cabsi xooggan oo ka taagan deegaanka Shabeelayaasha, taasi oo la xiriirta fatahaada wabiga Shabeele, Muungaab oo Shalay Xilkii laga qaaday iyo warar kale Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

Post

The Naming and Shaming of Ambassador Ali Americo

By Hassan M. Abukar The United Nations Monitoring Group Report on Somalia and Eritrea, which was released this week, offers a scathing attack on former Somali ambassador to Kenya, Mohamed Ali Nur “Americo” for engaging in a widespread graft and misappropriation of state funds. Americo, who was stationed in Nairobi for a decade, has yet...

Muungaab oo xilkii laga qaaday
Post

Muungaab oo xilkii laga qaaday

Muqdishu (WDN) – Warar naga soo gaadhay magaalada Muqdishu, ayaa sheegaya in xilkii laga qaaday Gudoomihii Gobolka Banaadir islamarkaana ahaa Duqii magaalada Muqdishu Md. Xasan Maxamed Muungaab. Xil ka qaadista oo aan si rasmi ah loo shaacin, ayaa la sheegay in Md. Muungaab lagu badalay Yuusud Axmed oo la sheegay in uu aad ugu dhaw...