Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 809
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo Khudbad ka jeediyay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Studium ka hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin waxqabadkii boqolkii maalmood ee lasoo dhaafay iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:  

Post

R.W Kheyre oo ka warbixiyey Waxqabadka Dawladda ee mudadii ay jirtay Xukuumadda

Muqdishu- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mduane Xasan Cali Kheyre oo ka qeyb galay bannaan-bax lagu taageerayay 100-kii maalmood ee ay jirtay Dawladda uu Hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa ka hadlay labadii bilood ee ay jirtay Xukuumadda uu hoggaamiyo iyo wax yaabihii u qabsoomay, waxana uu si gaar ah diiradda ugu saaray...

Hadalka wanaagsan waa sadaqo
Post

Hadalka wanaagsan waa sadaqo

W/Q Sh. Axmed Cabdisamad Hadalka wanaagsan ee macaan qalbiga iyo naftaba waa u roonyahay, farxad iyo rayrayn ayuuna ku beeraa, isjacaylka iyo isku kalsoonida ayuu xoojiyaa, wuxuuna meesha ka saaraa cuqdada, nacaybka, kala shakiga iwm. Wuxuu sare u qaadaa niyadda (mooraalka) iyo hanka qofka iyo bulshadaba. Wuxuu qeyb weyn ka yahay xoojinta xiriirka bulshada iyo dhismaha...

Post

Chinese-Built Railroad Speeds Growth in East Africa Region

By Song Shiqing A 480-kilometer, Chinese-built railway that could reshape East Africa’s economy by linking Kenya’s port of Mombasa to its capital Nairobi has officially opened. The project to build the $3.8 billion railway, dubbed the Madaraka Express, was Kenya’s largest infrastructure initiative in more than 40 years. And the completed line is being touted as...

Post

Somali women raped in camps after fleeing drought

At the beginning of the year, conditions for Somalia gradually worsened, as its climate, which is susceptible to drought, was heading towards famine. By the start of March, Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire announced that 110 people had died as a result of hunger and diarrhoea. Since then, over half of the Somali population has been...

Post

Xaaji Muuse Suudi oo dacwad laga gudbiyey

W/Q Cabdirisaaq Xaaji Nayroobo. Kenya- Soomaali gaareysa 8 qof ayaa dacwad ka gudbiyey Xaaji Muuse Suudi ku aadan xasuuq uu u geystay waalidkood, iyadoo labo ka mid ah ay yihiin dad naafo ah oo iyagu sheegay in uu Xaajigu naafeeyey. Dacwaddan ayaa loo gudbiyey haya’adaha amniga ee dalka Kenya, iyadoo garyaqaanka u doodaya dadkan Soomaalida...

“They Say They’re Not Here to Protect Us”: New IRRI Report on AMISOM
Post

“They Say They’re Not Here to Protect Us”: New IRRI Report on AMISOM

Kampala,  International Refugees Rights Initiative (IRRI) today launched a report about civilian perspectives on the African Union Mission in Somalia (AMISOM), whose mandate has been recently renewed. This report is based on interviews with 62 Somalis and is the third in a series on civilian perspectives of peacekeeping forces in Africa. The report highlights that...