Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 810
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Al Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidan kenya ah oo marayay gobalka xeebta ah ee Lamu  iyo warar kale Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer:  

Post

Abdirizak H. Hussein: A Reflection

By Hassan M. Abukar Three years have gone by since the passing of Abdirizak Haji Hussein, the former prime minister of Somalia. Since then, two books have been written about him: Abdi I. Samatar’s Africa’s First Democrats: Somalia’s Aden A. Osman and Abdirazak H. Hussein, and Abdirizak Haji Hussein: My Role in the Foundation of...

Madaxweyne Farmaajo oo u Magacaabay Fahad Yaasiin Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS
Post

Madaxweyne Farmaajo oo u Magacaabay Fahad Yaasiin Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS

FAAFIN DEGDEG AH Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u magacaabay Fahad Yaasiin inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. “Waxaan xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Mudane Fahad Yaasiin oo ah nin dhallinyaro ah, karti iyo hufnaan aan ku bartay, kana soo dhalaali kara...

Mucaarad iyo Muxaafid
Post

Mucaarad iyo Muxaafid

W/Q Dr. Cabduraxmaan Baadiyow Waxaa muuqata in dadka Soomaaliyeed intooda badan ay ka khaldantahay fahamka siyaasadda, taas oo halis ku ah soo celinta dawlad Soomaaliyeed oo dadka ka dhaxeysa. Dawlad jriitaankeeda waxa aasaas u ah oo ay ka kooban tahay dhul xududiisa la yaqaan, shacab ah muwaadiniin, maamul ka kooban hay’adaha dawlada oo dhan. Caalamka...

Post

UAE base in Somaliland soon to launch military operations

The UAE’s controversial military base in Somaliland could become operational within the very near future, the autonomous region’s foreign minister said on Friday. The base is still being constructed in Berbera, located 100km north east of the capital, Hargeisa, but UAE ships have already started docking at its deep-water port. “We don’t believe the use of...

Post

Small plane crashes in Somalia’s Mogadishu

Mogadishu, Somalia – A small plane chartered by U.S. contracting firm Bancroft crashed at a Mogadishu airport on Tuesday morning, witnesses said. A source at the Aden Adde International Airport said passengers who were aboard the plane survived but the incident caused flight disruptions at the airport. “Reports point to a failed landing gear,” said...

Egypt issues NGO law, cracking down on dissent
Post

Egypt issues NGO law, cracking down on dissent

By Ahmed Aboulenein | CAIRO Egypt issued a new law on Monday that regulates the work of non-governmental organisations, a measure seen by rights groups as the latest sign of a growing crackdown on dissent against President Abdel Fattah al-Sisi. Human rights groups and activists say the law in effect bans their work and makes...