KAMPALA,- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa caawa kulan ku yeeshay magaalada Kampala. Madaxweynayaasha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Uganda sida wanaagsan ee ay usoo dhaweeyeen qaxootiga...
Author: WDN
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dowladda Mareykanka oo liiska Argagixisada ka saartay Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka mid ahaa saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab iyo warar kale. Fadlan hoos ke dhegeyso warka oo dhan:
Ethiopian Wins SKYTRAX World Airline Award for Best Airline in Africa
Africa’s largest airline group, Ethiopian Airlines, is pleased to announce that it has won SKYTRAX World Airline Award for The Best Airline in Africa on June 20, 2017 at the Paris Air Show. NEW YORK, NY, — Skytrax is the most respected global air transport rating organization that conducts the world’s largest annual airline passenger...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Diyaarada Dagaal oo weeraray saldhigyo ay shabaab ku lahaayeen nawaaxiga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, ee Koonfurta Soomaaliya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Wasiir Jubbaland ah oo ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho
Muqdishu (WDN)- Qarax maanta ka dhacay saldhigga degmada Waabari ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka mid ahaa dadkii ku dhintay Wasiir ka tirsanaa Dowlad Goboleedka Jubbaland. Marxuumka oo ahaa Wasiirkii Dhalinyarada iyo Cayaaraha. Qaraxa ayaa la sheegay in uu geystay dhimashada 7 qof iyo dhaawac gaadhaya ilaa 12 qof. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegaya in...
Building in flame: what should we learn from this tragedy
By Abubakar N. Kasim The entire building that went in flame in a modern city like London is indeed troubling. I have never imagined in today’s age and time UK still treats its minorities as subhumans and second class citizens. The government’s handling of the tragedy right from the beginning has been disastrous and shameful. Even if...
Dhibaatada iyo Xalka Gaalkacyo
W/Q Cabdisalam Cali (Biligsey) Dhawaan waxaan ka qaybgalay shir lagu magacaabay “Hannaanka Dib-u-heshiisiinta Qaran” oo magaalada Muqdisho ka dhacay. Shirkaasi aad baa loo yimid; waxaa ka soo qaybgalay 220 oo isugu jira ergooyin, martisharaf iyo fududeeyeyaasha shirka (facilitators). Dadka waxaa laga soo daadgureeyey dalka oo dhan min Hargeysa iyo Berbera illaa Jubbaland. Maamulku xoog buu saaray...
Take greater responsibility for your people, U.N. refugee chief tells South Sudan
By David Lewis | JUBA The United Nations called on South Sudan’s leaders to take more responsibility for stemming the world’s fastest growing refugee crisis, as it said the number of people displaced worldwide had risen to a record 65.6 million. The head of the U.N.’s UNHCR refugee agency, Filippo Grandi, said world powers had...
Ethiopia’s Coffee Farmers Are ‘On The Front Lines Of Climate Change’
BY COURTNEY COLUMBUS Ethiopia gave the world Coffea arabica, the species that produces most of the coffee we drink these days. Today, the country is the largest African producer of Arabica coffee. The crop is the backbone of the country’s economy – some 15 million Ethiopians depend on it for a living. But the effects of...
Wasiirka Amniga Waxaan gacanta ku dhignay Madaxii Amniyaadka Gobolka Banaadir
Muqdisho- Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay howlgal laga sameeyey qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Bakaarah in lagu soo qabtay Madaxii Amniyaadka Kooxda Alshabaab ee gobolka Banaadir C/wahaab Khaliif Axmed oo loo yaqaan (Ciise Tarabuun) , waxana howgalkan uu dhacay maanta oo Isniin ah. Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in howlgalkan uu ahaa...

