By Osman Hassan Honourable Mohamed Abdullahi Farmajo President of the Federal Republic of Somalia Your Excellency Lest memories fade, please recall that the one-clan secessionist enclave calling itself Somaliland had invaded the unionist regions of Sool, Sanaag and Cayn (SSC) in October 2007. The rationale behind this flagrant aggression on fellow regions of Somalia, for...
Author: WDN
Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxda ka qayb galaysa Shirka Nabada ee Kismaayo
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Axad ah Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada ka qayb galaya gogosha nabada ee uu dhawaan ku baaqay Madaxweynaha Jubbaland. Wafdiyo ay kala hogaaminayaan Madaxweyneyaasha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf , Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Saacadahii lasoo...
Osob Samantar: Making a Difference
By Hassan M. Abukar Special report for WardheerNews Several months ago, at the US. Institute of Peace in Washington, a young Somali attorney spoke about the humanitarian crisis in her native country, Somalia. Confident and poised, she described the plight of thousands of Somalis gripped by poverty, famine and displacement. The audience, comprising mostly representatives...
Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta Aqalka Sare kula kulmay guddiga la socodka arrimaha dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka. Waxana ay ka wada hadleen dar-dar gelinta howlaha muhiimka ah ee horyaalla. Kulanka ayaa waxaa lagu falan qeeyey heerka wada shaqayn ee ka dhaxeeya laamaha ku howlan dastuurka iyo...
Lifting Sudan sanctions to yield positive but gradual effect: finance minister
KHARTOUM (Reuters) – Sudan’s economy is headed toward gradual recovery, Finance Minister Mohamed Othman Rukabi said at a forum on Saturday, just one day after the US lifted its 20-year-old economic sanctions opening the way for critical economic reforms and badly needed investment. The move will suspend a trade embargo, unfreeze assets and remove financial...
Shirkii dib u eegista Dastuurka oo baaqday
Muqdisho (WDN) Shirkii dib eegista Dastuurka oo lagu waday maalinta Axada ee bishan 8 – da uu ka dhaco caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa baaqday. Shirkaasi ayaa la sheegay in dib loo dhigay, ka gadaal markii ay qaadaceen ka qeyb galkiisa Maamul Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Dhamaan Maamul Goboleedyada Soomaaliya, ayaa ka gaabsaday...
Maamul Goboleedyada oo qaadacay shirka dib u eegista Dastuurka
Muqdisho (WDN)- Warar lagu kalsoon yahay oo soo gaadhay WardheerNews, ayaa sheegaya in Maamul Goboleedyada xubinta ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, ay qaadaceen oo aanay ka qeyb geli doonin shirka dib u eegista Dastuurka FKMG, ee lagu wado in uu ka dhaco magaalada Muqdisho bishan Oktoober 8-da. Shirka dib u eegista Dastiuurka oo lagu marti...
Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan. Madaxweyne ku xigeenka labaad Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud gudoonka Baarlamaanka iyo xubno katirsan golayaasha Dowlad Goboleedka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa Madaxweynaha kala...
Unequal Ethiopia: Is it sustainable?
By Dalha Nour Many nations, nationalities and peoples who have distinct tradition, history, and culture call Ethiopia as their homeland. Inequalities, political or otherwise, among the different ethnic groups of the country are relative (rather than absolute), based on the situations of the societies under consideration, whose statuses are to be compared. For example, while...
UN decries widespread violations on children in S. Sudan, Somalia
(JUBA) – More than 15,500 children became victims of widespread violations – including shocking levels of killing and maiming, recruitment and use, and denial of humanitarian access – a new United Nations report has revealed. According to the Secretary-General’s report on children and armed conflict, which was presented to the Security Council on Thursday, children...


