UNITED NATIONS, (XINHUA) — UN Secretary-General Antonio Guterres has stressed the importance of conflict resolution to address the root cause of famine in some African countries. Despite more aid from the international community, the numbers of people at risk of famine have grown in South Sudan, Somalia, Yemen and northeast Nigeria, Guterres told the Security...
Author: WDN
NEW ENGLAND FARMERS ARE AGING. IMMIGRANTS ARE SET TO REPLACE THEM
By Nick Fouriezos, ozy The husband and wife work together on their farm plot in Maine: She cuts cabbages, and he places them in green grocery bags, mixing them with carrots, broccoli and other vegetables. From a distance, the pair look like any other Northeasterners taking in a late harvest and heading to the farmers market. But...
Golaha Wasiirada oo magacaabay Taliyaha Xooga Dalka iyo Wasiirkii Gaashaandhiga oo is casilay
Muqdisho – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar). Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa magacaabista Taliyaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed, xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta hay’adaha dawliga ah iyo arrimo kale. Golaha Wasiirada ayaa warbixin ka dhageystay...
Kheyre oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalka:Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo si kulul uga hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalka marayo iyo dhaliilaha loo jeedinayo xukuumaddiisa iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Man terrorised for renting shop to a Somali
By Kimberly Mutandiro Duduza – Elvis Volosi says a burning tyre was hurled through the living room window of his house and his car was petrol bombed. The incident happened in September while he was asleep with his family, GroundUp reports. He says he will no longer rent out his shop premises to “Amandia”, the township slang...
Kenya election board: all eight candidates will be on ballot in repeat poll
NAIROBI (Reuters) – Kenya’s election board said on Wednesday that all eight presidential candidates who competed in elections in August – later nullified by the Supreme Court – would be on the ballot when repeat elections were held on Oct. 26. The board also noted that opposition leader Raila Odinga, the main challenger to incumbent...
Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay midnimo iyo wada-shaqeyn
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay muujiyeen madaxda Dowlad Goboleedyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa uuna hoosta ka xarriiqayaa in ay lagama maarmaan tahay wada shaqeynta hey’adaha Federaalka iyo hey’adaha heer Dowlad Goboleed si looga mira dhaliyo waajibaadka dastuuriga ee na wada saaran iyo himilooyinka shacabka...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Shirkii ka socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa la sheegay in uu soo dhamaaday oo ay qodobo ku heshiiyeen Madaxdii ka qeyb galeysay shirkaasi iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegyso warka Raadiyo Wardheer
Las Vegas shooting: what if the culprit was a Muslim?
By Abubakar N. Kasim No matter how horrific the crime is, no one seems to bother taking action against the gun lobby or to question the ideology of the suspect and his upbringing. So-called “experts” will control their reaction. So will the media. No one else, including the wellconnected gun lobby, will bear any blame....
