With hundreds of people from Somalia arriving each week in Kenya’s Dadaab Refugee Complex, living conditions in camps hosting over 233,000 refugees and thousands of new arrivals since January are worsening. Given the conditions in these overcrowded camps, there is a high risk of disease outbreaks, warns Médecins Sans Frontières (MSF). MSF urges the UN...
Author: WDN
Xukuumadda Soomaaliya oo soo bandhigtey hab gaar ah oo lagula dagaalamayo wakiilada Alshabaab lacagaha baadda u aruuriya
Muqdisho (WDN)- Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtey qorshe wax lagaga qabanayo baadda kooxda Alshabaab ay ka qaado ganacsatada Soomaaliyeed, waxa ayna shaaca ka qaadey hab gaar ah oo bulshadu kusoo gudbin karaan xogta dadka lacaga baadda kooxda u aruriya. Shir jaraaid oo ay si wada jir ah magaalada Muqdisho ugu qabteen Wasiirada Maaliyadda, Amniga iyo...
From Ruins to Revival: The Historic Inauguration of Garacad Port
By Ahmed A. Muhumud The small remote coastal settlement of Garacad in Northeastern Mudug Region of Puntland Somalia, has seen many difficulties since it was first settled by a businessman from Lower Juba (Basso Juba) named Salaad Cabaas and his wife Fadumo Galti. For a while it was a bustling trading hub rich in livestock,...
Maamulka Jubbaland oo ku dhawaaqay in lasoo afjarey weerarkii Hotel Tawakal ee Kismaayo faahfaahinna ka bixiyey khasaaraha
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa ka hadlay weerarkii kooxda Alshabaab ay ku qaadey Hoteelka Tawakal ee magaalada Kismaayo, isaga oo tacsi u direy ehelada dhamaan dadkii ku dhintey weerarkaasi dadka ku dhaawacmayna u rajeeyay inuu Rabbi u boogga dhayo. Md. Madoobe ayaa sheegay in weerarka Hoteel Tawakal maanta lagu qaaday...
Wajigii hore ee dekadda Garacad oo xarigga laga jaray
Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa maanta gaaray deegaanka Garacad ee gobolka Mudug dhanka dowlad Goboleedka Puntland. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray wajiga koowaad ee dhismaha dekadda Garacad ee gobolka Mudug. Halkaasi...
Liz Truss quits after six chaotic weeks as UK prime minister
LONDON (Reuters) – Liz Truss quit on Thursday after the shortest, most chaotic tenure of any British prime minister, forced out after her economic programme shattered the country’s reputation for financial stability and left many people poorer. The Conservative Party, which holds a big majority in parliament and need not call a nationwide election for...
RW Xamse iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku gaarey Baladweyne
Muqdisho (WDN)- Ra’siisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho ku gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, isagoo kasoo ambabaxay magaalada Qabri Dahare ee dowlad degaanka Soomaalida oo uu dhawaan socdaal ku marayey. Md. Xamse ayaa waxaa si wayn ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif...
Meet The Refugee Running Against Eddie Izzard And Paul Mason To Be A Labour MP
A refugee who fled Somalia with his mother as a child is seeking the Labour nomination in a high-profile safe seat. Abdi Suleiman, 32, who works in parliamentary affairs, wants to be the Labour candidate for Sheffield Central at the next general election. The constituency, which used to be a Lib Dem/Labour marginal, is up for grabs...
UN genocide official: Hate speech is fueling Ethiopia’s war
KAMPALA, Uganda (AP) – A U.N. official is urging tech companies to do everything possible to stop the onslaught of hate speech fueling the war in Ethiopia’s north, where a violent war pits federal troops and their allies against Tigray’s rebellious leaders. Inflammatory language by political leaders and armed groups in the Tigray conflict “continues...
Alshabaab oo gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey la beegsadey Buundada Buulo-Burde
Muqdisho (WDN)- Kooxda Alshabaab ayaa goor dhow qarax Is-miidaamin ah la beegsadey Buundada magaalada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan, waxaana qaraxa uu ahaa mid loo adeegsaday gaari nooca BL-Ka ah oo Soomaaliduna u taqaan Caasiga Hoomeyda. Kaasi oo laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Qaraxa oo ahaa mid aad u xooggan ayaa waxaa uu qeyb kamid ah...









