Garoowe (WDN)- Warsaxafedeed ka soo baxay SSSC/Khaatumo ayaa lagu sheegay in dhammaan hay’adaha ka hawlgala Somaliland laga joojiyay in ay yimaadan degaannada SSC/Khatumo, islamarkaana wax shaqo ah ka qabtaan. Sidoo kale degaannada SSC/Khaatumo ayaa laga joojiyay in uu dhex maro gaadiidka ganacsi ee isaga goosha Somaliland iyo bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya Warsaxafadeedkaasi ayaa lagu sheegay...
Author: WDN
Kulan ka dhacay Degmada Berdaale oo looga arinsanayey qalalaase siyaasaddeed oo soo foodsaaray
Muqdisho (WDN)- Odayaasha dhaqanka, siyaasiinta iyo waxgaradka degmada Berdaale oo maalintii Sabtida ee bish Abril 8-dii kulan yeeshay, ayaa sheegay in habsami u socod kii howliihii maamulka Berdaale ay qalalaase iyo ishoristaag ku abuureen kooxo isbaheystey. Kooxashaasi oo ay sheegeen in ay ka soo horjeedaan dowladnimada KGS, maamul kii ay dhistey iyo nabad ku wada...
Soomaaliya oo loo doortay Guddoonka waddamadda xubnaha ka ah hay’adda Ururka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Yareeynta Khataraha Musiibooyinka
Shirka 13-aad ee sanadlaha ah oo ay ku kulmeen 35-ta dal ee xubnaha ka ah ururka African Risk Capacity (ARC) oo ay Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Soomaaliya ku meteleysay ayaa waxaa sanadkan Gudoonka waddamadda xubnaha ka ah hay’adda African Risk Capacity (ARC) ee Ururka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Yareeynta Khataraha Musiibooyinka u...
Risk of hunger, poverty higher due to slow economic growth: IMF
The world economy is expected to grow less than 3 percent this year, down from 3.4 percent last year, increasing the risk of hunger and poverty globally, the head of the International Monetary Fund (IMF) has said. Kristalina Georgieva said on Thursday that growth is expected to remain about 3 percent for the next five...
Wejigii labaad ee howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab oo ka billowday Soomaaliya
Muqdisho (WDN)- Waxaa Gobolka Hiiraan ee maamul goboleedka Hirshabeelle ka bilowday wajiga labaad ee howlgallada ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-shabaab, iyada oo ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ay la wareegeen deegaanno horleh. Deegaannada laga saaray Al-shabaab ayaa sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu, waxaa ka mid ah Galcad, Beerxaano, Tarajanta, Burdar, Nuur-fanax, iyo kuwa kale. ...
At least 21 dead in Somalia’s flash floods – U.N. agency
At least 21 people including six children have died in Somalia’s flash flooding over the last week, according to the U.N. humanitarian agency. Nearly 100,000 people have been affected by the heavy rains and flash floods that hit the previously drought-stricken area in the Bardhere district of the Gedo region of southern Somalia, according to...
Somalia receives new Cuban envoy in diplomatic ties renewal
Cuba has sent an ambassador to Somalia for the first time in 46 years, renewing ties with the Horn of Africa country. Mr Juan Manuel Rodriguez Vázquez will be the non-resident Cuban ambassador to Somalia after he presented credentials to Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday. Diplomatic relations between Cuba and Somalia were broken...
Wasaaradda Kallumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee XFS oo saxiixday xeerka kalluumeysiga
Muqdisho (WDN)- Wasaaradda Kallumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixday xeerka bixinta shatiyada, kormeerka, iyo ilaalinta aagga dhaqaalaha gaarka ah iyo Maraakiibta Soomaaliyeed ee ka howlgala meel ka baxsan biyaha Soomaaliya. Xeerkan oo ka kooban 6 cutub iyo 27 qodob, waxa uu jaangooynayaa habraacyada bixinta ruqsadaha maraakiibta qalaad, maraakiibta lawada leeyahay (joint...
Blessings and Benefits of Ramadan
By Mohamed Abdi Once each year, Ramadan comes and comes with blatant commitments, blessings, and plentiful health and spiritual rewards. Ramadan is a month in which Muslims refrain from food, beverages, and lusts. They fast the entire day, from predawn to sunset, following commands and guidance stipulated by the Creator. Ramadan is an obligatory duty...
Faahfaahin ka soo baxaysa weerer lagu qaaday goob ganacsi oo ku taal Boosaaso
Boosaaso (WDN)- Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerar bambaano oo xalay lala beegsaday xarunta ganacsiga ee Al Macruuf, oo ku taal magaalada Boosaaso. Weerarkaasi oo uu ka dhashay khasaare naf iyo maalba leh. Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay, laba qof oo kalena waa ku dhaawacmeen, weerarkaasi oo loo adeegsaday bambo-gacmeed ay...








