Wararka maanta waxaad ku dhageysan doontaa: Faahfaahin ku saabsan qarax saakay lala eegtay ciiddamo ka tirsan dowladda Soomaaliya, Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Kenya si uu uga qayb galo Shirka IGAD ee looga hadlayo arrimaha dalka Koofunta Suudaan iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso:
