Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ammaanka magaalada Muqdisho oo loo adkeeyay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibada IGAD, Ciidamada Itoobiya oo isaga baxay deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud, Weerarka lagu qaaday Wargeyska Charlie Hebdo ayaa lagu dilay ilaa 12 ruux oo siddeed ka mid ah ay ahaayeen wariyeyaashii ka howl galayay Wargeyska Iyo warar kale.
Leave a Reply