Wararka aan idiin hayno maanta waxaa ka mid ah: Ciiddamada Dawlada iyo kuwa AMISOM oo u ruqaansaday dhinaca degmada Jilib, Xaaladda deegaanka Jasiira oo degan ka dib weerarkii ay saaka ku qaadeen Shbaabku, Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo sheegtay in la diyaariyay gargaarkii la geyn lahaa meelaha laga xoreeyay Shabaabka iyo goobaha ay macauushu ka jirto iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
