Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: C/raxiin Ciise Caddow iyo Abwaan Guure oo laga sii daayay Xabsiga Hay’adda Nabad Sugidda gobolka Banaadir, Taliyihii Hay’adda nabadsugidda Cabdullahi Sanbaloolshe oo la eryay iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso