Saturday, April 20, 2024
Wardheer News

Xeerka Abtirsiinta Erayga Af-Soomaaliga

W/Q Aw Cabdiqani Xasan Muxumed Waxaan akhriyey oo aan aad u dhuuxay buugga magaciisu yahay “Abtirsiinta Erayga Afsoomaaliga” ee uu qoray Caliqeyr Muxumed Nuur. Bilowgii waxa ugu horreeya ee i soo jiitay waa maabka dusha sare, markii dambe ayaan gudaha … Continued

Hawl Qaran: Qorista Suugaanta Quban

W.Q. Idiris M. Cali Tobankii sano ee la soo dhaafay qoraalka afkeennu aad buu isu soo taray. Dhalinyaro badan ayaa ku soo biirtay saaxada qoraalka, kuwaas oo aad ugu hamuun qaba aragtida waxqorista lafteeda. (Waayeel aan farakutiris ahaynna way ku … Continued

Nin habari dhashay hal ma seegi waayo

W.Q. Georgi Kapchits Qoraalkan kooban oo ah Jabaawbta aan ka bixinayo maqaalka  Cabdirisaaq Baraag ee cinwaankiisu yahay Hubsiimo Hal baa la siistaa, ee lagu daabacay WardheerNews, magac bilaash uma baxo e waxa aan ka  leeyahay laba ulajeeddo. Midda hore waxay … Continued

HUBSIINO HAL BAA LA SIISTAA!

W.Q. Cabdirisaaq Baraag Qormadaydani waxa ay leedahay labo ujeeddo oo kala ah, kow: in aan soo dhaweeyo af aqoonka Dr. Georgi Kapchits oo wax ka yiri qormo aan dhawaan qoray oo cinwaankeedu ahaa ‘Ayax Tag Eel na Reeb’. Waxa uu … Continued

Gorfeyn Buug: “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah”

Diyaariyei: Maxamed Xasan “Alto” Fallanqayn iyo Wareysi kooban Habeeyey oo Tarjumay: Georgi Kapchits Daabacday: Kooxda Madbacadda URSS; Daabacaadda koowaad La Daabacay: Oktoobar 2015; Gal Jilicsan; 416 bog Buuggan “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah”, waxaa habeeyey oo tarjumay qoraaga … Continued

Gacan Gadaal ka Baqaysaa Geed Ma Goyso!

W.Q. Dr.Georgi Kapchits Waxaan aad ugu faraxsanahay in qayb kasta oo ka mid ah murtida Soomaaliyeed ay weli nooshahay soona jiidato dhallinyarada. Haddii wax laga taataabto maqaalka la yidhaahdo “Ayax teg, eelna reeb” ee uu qoray Cabdirisaaq Baraag, waxay ila tahay … Continued

Kala Gaar: Degelada Soomaalida

W/T Abwaan Faarax Cali Gammuute Odhaahda Tifaftirka: Muddo 10 sano laga joogo oo ku beeganayd 23 Nofember ayaa udubada loo taagay degelkan WardheerNews. Xuska munaasabbada oo todobaadkan socon doonta haddii Eebbe idmo, ayaa waxa qoraalo ku aadan munaasabadan iyo guud ahaan aragitida warbaahinta … Continued

Prof. Andrzejewski

The traveller to legendary lands

The traveller to legendary lands WardheerNews Interview with Sheila Andrzejewski April 12 , 2009 Editor’s Note: No amount of praise can do justice for the late Bogumil Witalis Andrzejewski and his contribution to Somali literature and language. His tireless dedication and … Continued

About Us

About Audience Mission Editorial Board Board of Directors WardheerNews Media Group WardheerNews.com Policy WardheerNews.com is an online magazine launched on November 23, 2004. WardheerNews.com was created at a time when information about the East and Horn of Africa, in general, and … Continued

Websites

[vc_tour title=”Websites Blogs” interval=”10″ el_class=”websites-blogs-all” width=”1/1″ el_position=”first last”] [vc_tab title=”Websites List” tab_id=”1355087365362-8-0″] [vc_column_text width=”1/1″ el_position=”first last”] Websites Abudwaq Aftahan Af Soomaali Allcayn.com Allpuntland Allsanaag.com Allsomali24.com Agabsame American Muslim Mom Amin Arts Amoud Foundation Awdal Press Baled Weyne banadir-city.com Bartamaha.com Benadir … Continued