Qoraha Buugga: M. Cabdulle (Wadaad) Gorfeyntii: Dr. Georgi Kapchits “Godob iyo Gallad” waa qiso ka sheekeyneysa wixii ka dhacay magaalo hebla sanooyinkii toddobaatameeyadii ee qarnigii la soo dhaafay. Hase yeeshee in ay magaaladaasi ahayd Muqdisho shaki kuma jiro, maadaama si fudud loogu aqoonsan karo astaamo dhowr ah. Waxaa ka mid ah afguriga buuggani uu ku...
22 search results for: kapchits
Siciid Jaamac Xuseen“Faras”- Haldoor Ku Dayasho Mudan
Odhaahda Tifaftirka– WDN: Waxa sharaf iyo qaddarin noo ah in aanu qormadan ku maamuusno Macallin, Haldoor, Qoraa iyo Hal-abuur aad ugu weyn guud ahaan ummadda Soomaaliyeed- waa Ustaad Siciid Jaamac Xuseen. Sidaa darteed waxa aanu idinla wadaageynaa qoraallo kooban oo dad badan oo mug ku leh Soomaali, oo ay Siciid wadashaqeyn iyo isbarasho dhexmartay, ay...
Xeerka Abtirsiinta Erayga Af-Soomaaliga
W/Q Aw Cabdiqani Xasan Muxumed Waxaan akhriyey oo aan aad u dhuuxay buugga magaciisu yahay “Abtirsiinta Erayga Afsoomaaliga” ee uu qoray Caliqeyr Muxumed Nuur. Bilowgii waxa ugu horreeya ee i soo jiitay waa maabka dusha sare, markii dambe ayaan gudaha buugga ka ogaan doonaa in qoraagu ula jeedo qariidadda af Soomaaliga. Taasina sax ma aha...
Hawl Qaran: Qorista Suugaanta Quban
W.Q. Idiris M. Cali Tobankii sano ee la soo dhaafay qoraalka afkeennu aad buu isu soo taray. Dhalinyaro badan ayaa ku soo biirtay saaxada qoraalka, kuwaas oo aad ugu hamuun qaba aragtida waxqorista lafteeda. (Waayeel aan farakutiris ahaynna way ku haystaan!) Buugaag aan yarayn baa la qoray, oo qaarkood yihiin halabuur, hadday tahay sheeko, curisyo,...
Nin habari dhashay hal ma seegi waayo
W.Q. Georgi Kapchits Qoraalkan kooban oo ah Jabaawbta aan ka bixinayo maqaalka Cabdirisaaq Baraag ee cinwaankiisu yahay Hubsiimo Hal baa la siistaa, ee lagu daabacay WardheerNews, magac bilaash uma baxo e waxa aan ka leeyahay laba ulajeeddo. Midda hore waxay tahay in aan saxo gef aan ku talogal ahayn oo iga galay qoraalkaygii hore ee...
HUBSIINO HAL BAA LA SIISTAA!
W.Q. Cabdirisaaq Baraag Qormadaydani waxa ay leedahay labo ujeeddo oo kala ah, kow: in aan soo dhaweeyo af aqoonka Dr. Georgi Kapchits oo wax ka yiri qormo aan dhawaan qoray oo cinwaankeedu ahaa ‘Ayax Tag Eel na Reeb’. Waxa uu uga jawaabay qormo uu u bixiyay ‘Gacan Gadaal ka Baqaysa Geed ma Goyso’. Labo: inaan...
Gorfeyn Buug: “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah”
Diyaariyei: Maxamed Xasan “Alto” Fallanqayn iyo Wareysi kooban Habeeyey oo Tarjumay: Georgi Kapchits Daabacday: Kooxda Madbacadda URSS; Daabacaadda koowaad La Daabacay: Oktoobar 2015; Gal Jilicsan; 416 bog Buuggan “Afar Waraabe: Sheekooyin Soomaaliyeed oo Hidde Ah”, waxaa habeeyey oo tarjumay qoraaga weyn, kaydiyaha iyo ururiyaha sheekooyinka iyo maahmaahooyinka Soomaaliyeed, Dr Georgi Kapchits oo u dhashay dalka...
Gacan Gadaal ka Baqaysaa Geed Ma Goyso!
W.Q. Dr.Georgi Kapchits Waxaan aad ugu faraxsanahay in qayb kasta oo ka mid ah murtida Soomaaliyeed ay weli nooshahay soona jiidato dhallinyarada. Haddii wax laga taataabto maqaalka la yidhaahdo “Ayax teg, eelna reeb” ee uu qoray Cabdirisaaq Baraag, waxay ila tahay inuu mudan yahay in faallo kooban laga bixiyo. Marka ugu horreysa, waxaan raalli ka ahay...
The Traveller to Legendary Lands: WardheerNews interview with Shiela Andrzejewski
Editor’s Note: Peaking into the rich WDN archives full of ten years of rare collection of historical pieces, news, commentary, opinion as well as cultural and poetry analysis and writing from across the globe, we come upon a jewel, a rarity, a genius piece of writings, honest and true and free of bias. Indeed, it could...
Kala Gaar: Degelada Soomaalida
W/T Abwaan Faarax Cali Gammuute Odhaahda Tifaftirka: Muddo 10 sano laga joogo oo ku beeganayd 23 Nofember ayaa udubada loo taagay degelkan WardheerNews. Xuska munaasabbada oo todobaadkan socon doonta haddii Eebbe idmo, ayaa waxa qoraalo ku aadan munaasabadan iyo guud ahaan aragitida warbaahinta Soomaaliyeed nala wadaagay Abwaano iyo qorayaal Soomaalida dhexdeeda caan ka ah iyo akhristeyaasha ku taxanba. Haddaba...