Muqdisho (WDN)- Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatey wafdi ka socda Midowga Yurub oo ay hogaaminayso ergeyga Midowga Yurub uqaabilsan Soomaaliya marwo Annette Weber iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya marwo Tiina Intelmann, isagoo kala hadley taageerada midowga yurub ee Soomaaliya iyo sidii sare loogu qaad lahaa. Kulankan ayey masuuliyiintu diiradda ku saareen iskaashiga ka...

South Africa: Two Somali men killed in Langa
CONCERNS have been raised over police investigations into the killing of Somali nationals after two men were gunned down in Langa this week. This comes after the men were killed in a hail of bullets in Zone 14 shortly after 11pm on Monday. Police say they were called to the scene and found one man dead, while the other died...
Kenya gets Sh2.5bn for KDF in Somalia
The European Union and its partners reimbursed Kenya nearly Sh2.54 billion for troops fighting Al-Shabaab militia in Somalia in the nine months to March 2022, missing the target for the period by seven percent. The Treasury data shows grants from the African Union Mission in Somalia (Amisom) — whose mandate ended in March — missed its target of Sh2.73 billion...
Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo maanta ka furmaya dalka Equatorial Guinea
Muqdisho (WDN)- Ururka Midowga Afrika ayaa waxaa maanta shir madaxeedka aan caadi ahayn uga furmayaa magaalada caasimadda u ah dalka Equatorial Guine ee Malabo, kaasi oo diiradda lagu saari doono hawlgalada argagixiso la dirirka iyo afganbiyada qaaradda Afrika ka dhacaya. Shir madaxeedka sanadkaan ayaa ka duwan shirarkii hore ee madaxda Afrika yeelan jireen, waxa uuna kusoo beegmay xilligii la aasaasey...
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgalo ka fuliyey degmada Buurhakaba
Muqdisho (WDN)- Ciidamada sida gaarka ah y tababaran ee milatariga Soomaaliya ee DANAB, guutadda 16aad ayaa saaka hawlgalo qorsheysan ka fuliyey degmada Buurhakaba iyo deegaano ku teedsan ee gobolka Bay. Halkaas oo inta fadhiisin u ahayd xubnaha dhaqdhaqaaqa Alshabaab. Deegaanada ciidamada xooga hawlgalada ka fuliyeen ayaa waxa ka mid ah deegaanka Ceelbashiir oo degmada Buurhakaba qiyaastii 10 KM u jirta,...
Dhabtii Jacayl waa loo dhintaa (Qaybtii 1aad)
W.Q. Cabdiraxmaan Aadan Cabdi Caawa dareenka aan ku suganahay ma aha mid aan hore ula kulmay. Cagaha markaan tallaabo qaad is idhaahdo waxaad mooddaa in cag walba kiish ciid ah la igaga xidhay. Sidii qof tooray lala dhacay ayaan u luudayaa. Madaxayga sida denbiile askar muruqyo waaweyni garbaha ka hayaan oo maxkamad loo sii wado ayaan u foorarinayaa. Dhabbaha suuqa...
Somali Minister Suspended Over Charcoal Export to Oman Breaking U.N. Sanctions
MOGADISHU (Reuters) – Somalia’s prime minister suspended the foreign minister on Tuesday, citing the authorisation of a ship exporting charcoal to Oman in violation of international sanctions. The U.N. Security Council banned such shipments a decade ago to cut funding for the Islamist militant group al Shabaab, an al Qaeda franchise fighting Somalia’s central government. Prime Minister Mohamed Hussein Roble’s...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo loo magacaabay ergeyga gaarka ah ee abaaraha iyo gargaarka bini aadanimada
Muqdisho, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soosaarey u magacaabay xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaaraha iyo gargaarka bini aadanimada Soomaaliya xilli dalka ay ka jirto xaalad abaaro saameeyay dad iyo duunyaba. Xildh. Cabdiraxmaan ayaa mas’uul ka noqon doona dadaalada gudaha iyo dibedda ee lagula tacaalayo abaaraha sidoo kalena waxa uu ka shaqayn doonaa sidii...
Why Africa couldn’t get urgent global deal on drought
By Navin Singh Khadka Africa has been hit by 14 extreme droughts in the past two years alone – far more than any other continent – and the UN is warning that some 20 million people are at risk in East Africa this year after the rains failed once more. So it was fitting that Ivory Coast hosted this month’s...
Children back in school thanks to volunteer youth teaching classes in one of Mogadishu’s poorest IDP camps
Ali Abdi Ali is happy that four of his seven children are now back at school following the family’s eviction from an IDP camp in the Somali capital Mogadishu’s Kahda district last year that disrupted their education. “The children are back at school and my joy is back! I was afraid that my children would become street children sniffing glue...