Raaddadkii iyo Joogitaankii ilbaxnimadii reer Saba ee xeebaha Soomaaliyeed
W/Q Mahad Siciid Maxamuud Jebiye Dulucda qoraalka (abstract) Tan iyo markii uu soo ifbaxay dhiganihii yaabka lahaa ee dalmareenkii Giriiga ee “Periplus of the Erythraean Sea” (ερίπλους τῆς Ἐρυθρᾶς Θαλάσσης) oo si weyn loogu faahfaahiyey ganacsigii xabkaha iyo Cananada udgoonka … Continued