Category: Slideshow

Home » Slideshow » Page 2570
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 3, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Dagaallo ka dhacay magaalada Gaalkacyo, Madaxweyne Xasan Sh iyo beesha Habar-gidir oo ka wadahadlay arinta Xasan Daahir, Wararkii ugu danbeeyay ee banaanbaxyada Masar iyo qodobo kale oo caalami ah.

Pirate trial reveals brutality on high seas
Post

Pirate trial reveals brutality on high seas

By Tara McKelvey BBC News, Washington Three Somalis are on trial for piracy in Norfolk, Virginia, the home of the US Navy’s Atlantic fleet. Abukar Osman Beyle sat in a federal courtroom in Norfolk on a recent summer morning. The place was quiet, except for a jingle of keys and jewellery as men and women,...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 2, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Shiikh oo waraaqda aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee Ingiriiska, barlamaanka Soomaaliya oo kulan xasaasi ah yeeshay, Qaar ka mid ah dhaawacyada dagaaladii ka dhacay Kismaayo oo Muqdisho iyo Gaalkacyo la geeyay iyo qodobo kale...

Somalia marked 53 years of Independence today (July 1st) in a colorful ceremony held at the recently returfed Konis Stadium in Mogadishu.
Post

Somalia marked 53 years of Independence today (July 1st) in a colorful ceremony held at the recently returfed Konis Stadium in Mogadishu.

By Mahad Gelle Various representatives from the country’s security forces, cultural groups and government arms gathered at the stadium to mark the significant milestone with marches, entertaining performances and speeches. President Hassan Sheikh Mohamud attended the event with a retinue of government officials. “I’d like to congratulate all Somali people, everywhere, on the 53rd anniversary...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 1, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Xuska kowda Luulyo oo lagu qabtay gudaha dalka iyadoona madaxda dowladdu ay goob-joog ka ahaayeen munaasabadda, bannaanbax lagu taageerayo Xasan Daahir oo Muqdisho ka dhacay ,Putland oo difaacday ciiddamada Kenya ee ku sugan Kismaayo, mudaaharaadyo kasoconaya Masar...