Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 3, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Dagaallo ka dhacay magaalada Gaalkacyo, Madaxweyne Xasan Sh iyo beesha Habar-gidir oo ka wadahadlay arinta Xasan Daahir, Wararkii ugu danbeeyay ee banaanbaxyada Masar iyo qodobo kale oo caalami ah.