Category: Slideshow

Home » Slideshow » Page 2568
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 6, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wafdi uu hoggaaminayo Shiikh Axmed Madoobe oo garay Gaalkacyo, dagaalo u dhaxeeyay ciiddamada dowladda iyo Al Shabaab oo ka dhacay duleedka Xudur, saaraakiil kulan ku yeeshay Buuhoodle oo sheegay in degaanada Khatumo aysan ka dhici doonin doorashooyinka...

Daah-furka Akadeemiya-goboleed Af-Soomaaligu Yeeshay
Post

Daah-furka Akadeemiya-goboleed Af-Soomaaligu Yeeshay

Toddobaadkii lagu jirey dabbaaldegyadii lagu xusayey maalmihii taariikhiga ahaa ee xornimada, 26ka iyo 27ka  Juun iyo 1da Luulyo, waxaa garab socdey shirar iyana taariikhi ah oo lagu daah-furay Akadeemiya-goboleedda Af-Soomaaliga oo ah xarun-cilmiyeed nooc cusub ah, taas oo lagaga dhawaaqay Magaalada Jabuuti, Jamhuuriyadda Jabuuti. Waa haya’d ka dhexaysa  gayiga ama dalalka Geeska Afrika ee ay...

State should re-think Somalia peace efforts
Post

State should re-think Somalia peace efforts

Kenya’s strategy in Somalia has always been something of a gamble, with a prudent military approach married to a more risky political arrangement. The success of the former, however, should not blind the Government to the inherent dangers of the latter. As we warned in the first week of April last year, when this newspaper reported exclusively...

Warka Radio Wardheer
Post

Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 5, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka warbixiyay safar uu ku joogo Koonfur Afrika, Isku shaandheyn lafilayo in lagu sameeyo golaha wasiirrada Federaalka, afhayeenka maamulka Jubbaland oo ka hadlay xiisadaha dagaal ee Jubooyinka. iyo qoddobo kale.

Egyptians: Manipulated to revolt?
Post

Egyptians: Manipulated to revolt?

Kiflu Hussein If the detest for Mohamed Morsi’s Muslim Brotherhood came genuinely from Egyptians, I would welcome it since I detest ideologies constructed around ethnicity and religiosity. However, I simply can’t buy the economy as an excuse to sack Morsi. Even angels can’t sort out a shambolic economy botched up by a half century of...